Cabdi Cismaan Gidaal (Fanax) wuxuu ka mid yahay fanaaniinta ugu caansan magaalada Hargeysa. Wuxuu heesaa yahay ilaa 2001-dii markaas oo uu qaaday heestiisiiugu horreysay oo ahayd (Ma is aroosnaa) Laakiin...
Read moreXubinta 'Falanqeynta Heesaha' waxaan ku eegeynaa heesta 'Caashaqu Ogeysiis ma Leeyahay?' ee ay qaaddo Fannaanadda Khadra Daahir Cige. Heestaas waxaa qoray abwaan Cabdi Cali Weyd. Khadra ayaa inooga sheekeyneysa ujeeddada...
Read moreKulanti wacan dhegeystayaal , waxaad ku soo dhowaataan barnaamij bilow ah oo todobaadkasta maalinta Sabtida aad ka dhegeysan doontaan Radio Ergo. Barnaamijkaan oo lagu baahiyo fariimaha iyo codadka dhegeystayaasha Radio...
Read moreDeegaanka Camaara oo Gaalkacayo u jirta 220km, kagana beegan dhinaca Koonfureed, waxaa afartii todobaad ee lasoo dhaafay gaaray 670 qoys oo ka tegay tuulooyin ku teedsan deegaankaas oo sanadkii saddexaad...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo