Xubinta Maad iyo Maaweelo waxaad ku maqli doontaan qodobbo la yaab leh, waxaa kamid ah:
Nin u dhashay Thailand oo guursaday 120 xaas
Maxkmad ku taalla China oo soo rogtay imxitaan laga qaado lammaanaha is furaya
Haweeney Hindiya u dhalatay oo aan 60 sano cunun raashin adag
Iyo Arrin ka dhacday Mexico oo dad badan ay ku tilmaameen been-abuurkii qarniga