Kulanti wacan dhegeystayaal , waxaad ku soo dhowaataan barnaamij bilow ah oo todobaadkasta maalinta Sabtida aad ka dhegeysan doontaan Radio Ergo. Barnaamijkaan oo lagu baahiyo fariimaha iyo codadka dhegeystayaasha Radio Ergo ka soo diraan gudaha Soomaaliya.
Barnaamijkaan waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Amiin Cabdilaahi