Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home WARBIXINNO MAQAL AH

Puntland oo daawaynta duumada u dhowaynaysa dadka deeganada fog fog

Radio Ergo by Radio Ergo
September 14, 2019
in WARBIXINNO MAQAL AH
0
Qalliimada dhab-xanaga iyo farruuryaha oo ay ka faa’iidaysanayaan ku dhowaad 200 oo bukaan ayaa ka socoda Magaalada Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in ay qaadday talaabooyin ay ku doonayso in meesha laga saaro ku tiirsanaanta ay dadka deeganada fog fogi u qabaan xaruumaha caafimaad ee degmooyinka iyo magaalooyinka waa weyn, marka ay timaado xakamaynta duumada.

Saraakiil caafimaad oo ka socday 45 rugo caafimaad iyo xaruumaha hooyada iyo dhalaanka ee ku yaala tuulooyinka ka fog degmooyinka leh cisbitaalada ee gobolada Nugaal, Mudug, Sool, Sanaag iyo Bari ayaa loo diyaariyay hababkii ay ula tacaali lahaayeen dadka uu helo xanuunka malaariyadu ee tegaya rugahooda, dakhaatiir ayaana ku tababaray habka baarista malaariyada iyo daawaynteeda.

Dr. Cabdirisaaq Abshir Xirsi, Agaasimaha caafimaadka asaasiga ah ee wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa Cabdiraxmaan Maxamed uga warramay qorshahaas.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/09/Waraysi-Dr.-Cabdirisaaq-Abshir-Xirsi.mp3
Previous Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 14-SEPT-2019

Next Post

Beeralay ku hungoobay dalaggii la abuuray guga

Related Posts

Roob khasaaro geystay oo ka da’ay Puntland
Masiibooyinka

Duufaanta Gati oo la saadaalinayo inay uga sii dari doonto xaaladda cunto-yari ee Soomaaliya

December 2, 2020
Boqollaal qoys oo ku xoolo waayay abaaraha oo la siiyay deeq xoolo ah
Arrimaha Bulshada

Reer miyiga degmada Cadaado oo loo fududeeyay waxbarashada dadka waaweyn

November 7, 2020
Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad
Caafimaadka

Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad

October 30, 2020
Baydhabo: Suuq ay sameysteen dad soo barakacay
Arrimaha Bulshada

Hargaysa: Hay’adda Horizon oo dalbaneysa in baaris madax-bannaan lagu sameeyo kiis kufsi ah

July 6, 2020
Qoysas barakac ah oo ku tiirsan shaqooyin ay qabtaan carruurtooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadaallo looga hortagayo in cudurka Koroona uu ku faafo xeryaha barakaca ee Hargeysa

June 9, 2020
Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah
WARBIXINNO MAQAL AH

Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah

March 31, 2020
Next Post
Bari: 140 beer oo uu ka baxay geedka garanwaaga oo dalagyadii aysan soo bixin

Beeralay ku hungoobay dalaggii la abuuray guga

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo