Dadka ku nool degmada qadiimiga ah ee Saylac ayaa guryahooda iyo magaaladoodii ba ka barakacay kadib markii roob mahiigaan ah oo keenay in baddu ku fatahdo deegaankooda. Roobka ayaa socday sagaal saac oo xiriir ah. Halkan ka dhegeyso wareysi weriyeha Raadiyow Ergo Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar uu la yeeshay guddoomiyaha degmada Saylac, Sacad Daahir.