Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

1 milyan oo xoolo ah oo cudurro laga tallaaley bartamaha Soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
February 22, 2019
in Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
Reer miyi billaabay in ay dib u dhaqdaan xoolo muddo ka badan labo sano kaddib

kaydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – 

In ka badan hal milyan oo ari ah ayaa laga tallaalay cudurada jadeeco madowda iyo furuqa todobadkii hore gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Tallaalka waxaa laga fuliyay tuulooyin hoostaga Dhuusamareb, Cadaado, Caabudwaaq, Guriceel iyo Ceelbuur wuxuuna yimid markii la arkay kiisas jadeecada xoolaha iyo furuqa.

Sida uu sheegay Dr Suleymaan Maxamed Saalax oo ah madaxa ururka dhaqatiirta ee gobolada dhexe (CERALPA) waxaa fulinaya talaalka 20 shaqaale oo ay ka mid yihiin dhaqatiir iyo shaqaale kale ayaa lagu soo wareejiyay tuulooyinka iyo meelaha fog fog si loo tallaalo xoolaha wuxuuna socday labo bilood.

Dr Suleymaan ayaa raadiyaha Ergo u sheegay in qiimeyn la sameyay bartamihii 2018 lagu oday in ay cuduradu ku jiran degaanada waxaana ololahan taagerayay ururka cunada iyo beeraha ee FAO. Waxaana tallaalka la abaabulay markii jawaab deg deg ah laga helay goobaha la daraaseyay.

“Tallaalada waxay ka ilaali donaan xoolaha cudurada xoolaha dhaqadataduna waxay ka kori donan qasaaraha dhaqaale ee ay

sababeen cudurada iyo dhimashada xoolaha “ ayuu yiri Dr Suleymaan.

Kooxaha tallaalku waxay tageen 20 tuulo waxaana ay la kulmeen 8,000 oo qoys oo tuulooyinkaas ku nool kuwaas oo arigoda la tallaalay.

Xoolaha ayaa ah meelaha ugu badan ee ay weli ku tiirsan yihiin qoysaska Soomaaliyeed sida laga soo xigtay FAO. Soomaaliya waxay dhoofisay 5.3 milyan oo xoolo badana ku nool gobolka gacanka wuxuu ka helay wadanku $384 milyan.

Si kastaba ha ahaatee xayiradaha soo noqnoqonaya. Gaar’ahan Sacuudiga ee ku saabsan cudurada waxay si xun u sameyeen dhoofka xoolaha ee suuq dhaqameedka.

Cabdiraxmaan Barre Maxamed oo ku nool tuulada Diiriye Xasan oo 35km Guriceel uga began dhanka waqooyi ayaa sheegay in ololahan tallaalka uu siiyay hubin ah in xoolihiisa ay badbadaan.

“xitaa xoolaha jiran ayaa soo kabsaday kadib markii la tallaalay waxaan ku dadaaleynaa sidii aan ku heli laheyn daawooyinka xoolaha waxaan soo dhaweyneyna talabadan waxaay naga caawineysa in aan helno xoolo caafimaad qaba” ayuu yiri

Cumar Shidane Cabdulle oo ku nool tuulada labi-arag oo bari ka xigta magaalada Guriceel ayaa sheegay in 18 ka mid ah 150 xoolihiisa ay u dhinteen jadeeco wuxuu kalo ku faraxsan yahay in xoolihii soo haray loo tallaalay.

Previous Post

Soomaaliland oo arday u qaybisay buugaagta manhajka dowladda

Next Post

Waraysi: Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo ka warbixiyay xaaladaha qaxootiga Soomaaliyeed

Related Posts

Qoysas ku barakacay Godinlabe oo wajahaya nolol adag markii xoolo la’aan ay noqdeen
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas ku barakacay Godinlabe oo wajahaya nolol adag markii xoolo la’aan ay noqdeen

February 9, 2026
Qoysas ka fursan waayay xaaladda barakaca oo Laascaanood ku wajahaya nolol xumo
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas ka fursan waayay xaaladda barakaca oo Laascaanood ku wajahaya nolol xumo

February 7, 2026
Qoysas barakac ah oo iskaashi dhaqaale uga baxay nolol xumo ku haysay Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas barakac ah oo iskaashi dhaqaale uga baxay nolol xumo ku haysay Baydhabo

February 5, 2026
Gedo: Dab ganacsi la’aan iyo nolol xumo biday qoysas barakac ku ah Doollow
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gedo: Dab ganacsi la’aan iyo nolol xumo biday qoysas barakac ku ah Doollow

February 4, 2026
Dagaalka iyo abaarta ka jira Puntland quus geliyay qoysaska barakaca ah
Beeraha Iyo Xoolaha

Dagaalka iyo abaarta ka jira Puntland quus geliyay qoysaska barakaca ah

February 3, 2026
Dhoobley: Qoysas barakac ah oo abuurtay il-dhaqaale oo lagu garab-siiyay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhoobley: Qoysas barakac ah oo abuurtay il-dhaqaale oo lagu garab-siiyay

February 2, 2026
Next Post
Waraysi: Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo ka warbixiyay xaaladaha qaxootiga Soomaaliyeed

Waraysi: Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo ka warbixiyay xaaladaha qaxootiga Soomaaliyeed

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09 -FEB-2026

IDAACADDA 09 -FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09 -FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09 -FEB-2026
February 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-FEB-2026
February 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-FEB-2026
February 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-FEB-2026
February 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-FEB-2026
February 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo