
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo maanta ka imaaneysa magaalada Burco. Weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolka Togdheer Sidiiq Yuusuf Khalaf ayaa beeca xoolaha la kala siisanayo maanta waxa uu ka wareystay mid ka mid ah dallaaliinta xoolaha kala iibiya ee Burco.







