Xubinta Qiimaha Xoolaha waxan ku eegeynaa maanta qiimaha la kala siisanaya xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Laascaanood iyo Caabudwaaq.
Waxaa noo soo kala diray weriyeyaasheena Faarax Dubbad iyo Cabdirisaaq Xirsi Maxamed (Haajirow). Waxaa ku hormarayo Haajirow.








