Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Dhaqashada shinida oo Galgaduud ku sii badanaysa

Radio Ergo by Radio Ergo
October 30, 2018
in Beeraha Iyo Xoolaha, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Dhaqashada shinida oo Galgaduud ku sii badanaysa

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

10 beerood oo shini ah oo sanadkaan laga hir geliyey gobolka Galgaduud, dadka hawshan qabtay waxaa ka mid ah Cabdicasiis Daahir Maxamuud oo ah aas aasa iyo milkiilaha shirkada malabka ee Aaran oo Dhuusamareb ku taala, jaamacadda Muqdisho ka bartay culuunta beeraha, wuxuuu bilaabay in uu dhaqado shinida 2017, isagoo maal gelin ku sameeyey 15 kun oo dollar oo ku taagay beertii shini ee ugu horaysay ee Galgaduud.

Hadda wuxuu leeyahay 7 beerood, midiiba waxaa yaal 60 sanduuq oo midkastaa boqorkiisa iyo shinidiisa leeyahay, iyadoo halkii beerba shan qofi oo uu siiyo 250 dollar qofka ugu yar mushahar bishiiba.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/10/WARBIXINTA-SHINIDA.mp3
Previous Post

Qiimaha xoolaha

Next Post

Dhaqashada shinida oo ku sii kordhaysa gobolka Galgaduud

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Bakool: Haween dhisidda guryaha u legeeya masaafo dheer si ay u quudiyaan carruurtooda

October 8, 2025
Cayayaan iyo biyo yari nolol xumo u horseedday beeraleyda Laascaanood
Beeraha Iyo Xoolaha

Cayayaan iyo biyo yari nolol xumo u horseedday beeraleyda Laascaanood

October 7, 2025
Cudur iyo daaq la’aan cayrteeyay xoolo-dhaqato reer-miyi ku nool Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Cudur iyo daaq la’aan cayrteeyay xoolo-dhaqato reer-miyi ku nool Galgaduud

October 3, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Beeraha Iyo Xoolaha

Mudug: Xoolo-dhaqato kireeya geelooda si ay cunno ugu helaan qoysaskooda

September 19, 2025
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Baydhabo: Dhallinyaro ku hungoobay safar tahriib oo isku bahaystay beero falashada

September 15, 2025
Dalagyo ka qasaaray beeralayda Mudug markii ay biyo la’aan wajaheen
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalagyo ka qasaaray beeralayda Mudug markii ay biyo la’aan wajaheen

September 11, 2025
Next Post
Dhaqashada shinida oo Galgaduud ku sii badanaysa

Dhaqashada shinida oo ku sii kordhaysa gobolka Galgaduud

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-OCT-2025

IDAACADDA 18-OCT-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-OCT-2025
Episode play icon
IDAACADDA 18-OCT-2025
October 18, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 17-OCT-2025
October 17, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 16-OCT-2025
October 16, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 15-OCT-2025
October 15, 2025
Episode play icon
DAACADDA 14-OCT-2025
October 14, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo