Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa salyadaha degmooyinka Afgooye oo gobolka shabeellaha Hoose ah iyo Salagle oo Jubbada Dhexe ah. Waxaa soo kala diray Maxamed Cabdi Afgooye iyo Axmed Cumar Saalixi. Waxaana inoo soo jeedinaya Maxamed Xasan.








