Sayladaha aan maanta ku eegayno qiimaha xoolaha waa Laascaanood, Taleex iyo Boocame oo goblka Sool ah iyo Eyl iyo Burtinle oo gobolka Nugaal ah. Waxaana soo kala diray weriyayaasha Raadiyo Ergo ee gobolladaas Faarax Dubad iyo Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Siciid Yamani.







