Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha oo aan ku eegno qiimaha la kala siisto xoolaha ee seyladaha qaar ee Soomaaliya. Maanta waxaan ku soo qaadaneynaa seyladaha xoolaha ee Kismaayo, Garoowe iyo Dhuusamareeb, waxaa soo jeedinaysa Leyla Cabdi Maxamed.
IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo