Professor Yaxya Caamir oo wax ka dhiga jaamcado ku yaala waddanka iyo dibadda oo marti ku ahaa barnaamijka madaddaalada Raadiyo Ergo ayaa inooga warramay sheekooyinka uu ku qoro baraha bulshada oo uu kaga hadlo arrimaha bulshada iyo taariikhahii hore. Weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Nairobi Leyla Cabdi Maxamed ayaa wareysatay.