Carruurtan oo isugu jiray agoon iyo kuwa ka soo jeeda qoysas danyar ah ayaa ka shaqeeya goobaha biraha lagu tumo ee degmada Baraawe, waxay u geeyaan lacagta ay ka helaan biraha ay tumaan hooyooyinkood si nolosha reerahooda ay ugu dabbaraan. Weriyaha radio Ergo ee Baraawe Fu’aad Shooble ayaa warbixintan halkaas ka soo diray.










