Qiimaha xoolaha ee sayladaha maanta waxaanku soo qaadanaynaa degmada Xudur ee gobolka Bakool iyo degaanka Ufurow ee gobolka Bay. Waxaa soo diray Muxiyadiin Xusni. Waxaana soo jeedinaysa Leyla Cabdi Maxamed.

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo