Barnaamijka gobaad wuxuu ku saabsan yahay maanta waraysi aan la yeelanay Raaqiya Oomaar oo ah madaxa machadka Horizon ee magaalada Hargeysa, waxay ka waramaysaa sida kiisaska kufsi ee gabdhaha loo geystaa ay u helaan cadaalad. Waxaa waraysatay Leyla Cabdi Maxamed oo ka tirsan Ergo.







