Dhowr boqol oo qoys, oo ay saameysay abaar weli a jirto deeganno ka tirsan degmada Seylac ee gobolka Awdal, ayaa u barakacay dhanka xuduudka Itoobiya iyo Jabuuti. Qoysaskaas ayaa raadinaya inay helaan gargaar.
Weriyaha Ergo ee Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali ayaa waxbixitaan inoogo soo diyaariyay.










