Qoysas ku biiray xeryaha Baydhabo oo cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya
(ERGO) - Biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ayay wajahayan boqollaal qoys oo beeroley iyo xoolo- dhaqato iskugu jira, kuwaas oo bishii Deseember ee sanadkii hore barakac ku yimid...
Read more












