Dhegeyso barnaamijka Gobaad oo aan uga hadalno arrimaha haweenka. Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa dood ku saabsan sida ay haweenka iskugu maareeyaan shaqooyinka guriga iyo xafiisyada. Barnaamijka waxaa soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.