Beeralayda Isku-shuban waxay ka mid yihiin kuwa ugu wax soo saarka badnaa gobolka Bari, iyadoo dalagyada ka soo baxa loo  iib geyn jiray magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. Waxaana sannado dalagyadii ay beerteen ay sheegeen inaanay u soo go’in. Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa warbixintan Garowe ka soo diray.