Cabdulaahi Farasle, waxa ku nool yahay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Waxa uu muddo laga joogo 22 sano jacaylkiisa ku waayay bashqadaha ay dadku fariimaha isugu diri jireen oo dadkii ugu gayn jiray gabadha uu jeclaa fariimaha si qaldan ay wax uga gudbiyeen taasina ay ku dhalisay in gabayo iyo geeraaro uu ka tiriyo.