Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa gudniinka oo wali ka jira Soomaaliya. Barnaaminka waxaa marti ku ah Maryan Takhal oo ah madaxa xuquuqul insaaka ee hay’adda SWC oo ka shaqaysa arrimaha haweenka. Munasar Maxamed ayaa la kulmay oo la yeeshay wareysigan.