Qiimaha lagu kala iibsada maciishadda asaasiga ah ee magaalada Laascaanood oo qaali noqotay, kadib marki uu sare u kacay sarifka lacagta doollarka ah, ayaa saamayn ku yeelatay nolasha qoysaska danyarta...
Read moreHaweenka Soomaaliland ayaa dadaal ugu jira sidii ay kuraas uga heli lahaayeen golaha wakiillada oo doorashadood la filayo inay qabsoonto bisha May ee 2021. Golaha wakillada Soomaaliland ayaa 27 bishi...
Read moreKu soo dhowowWareysi ku saabsan cayayaannada gala beeraha beeraha iyo sumah augu wanaagsan ee lagula dagaallami karo. Inta badna beeralayda Soomaalida waxay ka cawdaan cayaanno kala duwan oo qaarkood dalka...
Read moreKu soo dhawaada barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha iyo talooyin la siiyo beeralayda ah, si u horumariyaan abuurka beeraha. Maanta barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Khaalid...
Read moreSaddex boqol iyo labaatan iyo afar carruur oo socoto ah ayaa laga qabtay deegaannada maamulka Puntland, tan iyo billowgii sanadkaan 2020. Carruurtan ayaa isugu jiray qaar laga tahriibinayay xeebaha magaaladda...
Read moreKu soo dhawaada barnaamijkaTacab oo ka kooban laba qaybood oo kala ah, Su’aalo looga jawaabayo beeralayda nagala soo xiriira lambarka gaaban ee 2012 iyo qaybta labaad oo ku saabsan si...
Read moreKu soo dhawaada barnaamijkaTacab oo ka kooban laba qaybood oo kala ah, Su’aalo looga jawaabayo beeralayda nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee 2012 iyo qaybta labaad oo ku saabsan cayayaannada...
Read moreUrurka haweenka Negaad iyo qareennada ku sugan Soomaaliland ayaa sheegay inay diidan yihiin xeerka kufsiga iyo Sinada oo golaha wakiillada Soomaaliland ay ansixiyeen 25-ki bishi agoosto ee 2020, kadib isbadal...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo