Qaar ka mid ah dadki beeraleyda ahaa ee xilligi abaarta ka so obarakacau deegaanno ka tirsan gobollada jubbooyinka ayaa hadda dib u noqonaya. waxay sheegeen inay ka faa’ideysanayaan biyaha webiga maadaama roob fiican u da’ay oo webiga uu biyo keenay. Halkan ka dhegeyso warbixntan oo uu soo diyaariyey Axmed Toronto.