Dhegeysto ku soo dhowow xubinta Maad iyo Maaweelo, toddobaadkaan waxaad ku maqli doontaa qodobbo ay ka mid yihiin:
Nin aas u sameeyay gaari uu ku shaqeysanayay muddo 50 sano ku dhow
Tuulo ku taallo Switzerland oo aan la ogolayn in sawirro laga qaato iyo
Gabar farshaxaniiste ah oo 5 sano u safreysay sidi ay ula kulmi lahayd asxaabteeda Facebook. Cabdixamiid Cabdicasiis ayaa soo jeedinaya.