Hoy IDAACADAHA

IDAACADAHA

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo

Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana haysata ayaa dadka shaaha ka caba ee macaamiisha joogtada u ah