Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Madaddaallada Ergo Hibada iyo hal abbuurka

Dhegeyso sheekada Lama Huraan

admin by admin
November 18, 2018
in Hibada iyo hal abbuurka, Madaddaallada Ergo
0
Dhageyso wararka qiimaha xoolaha

Radio Ergo logo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ku soo dhawaada sheeko taxane ah oo ka hadlaysa dhinacyo badan oo ku saabsan xaaladaha nolasha Soomaalida, haddii ay noqon lahayd nabadda, bulshada, caafimaadka, waxabarashada, dhaqan celinta, dimuquraadiyadda , dowladda wanaagga iyo dib u dhiska, waxaa soo saaray Radiyihi la oran jiray IRIN ee wakaalada oo ahaa wakaaladii wararaka QM u qaabilsan arrimaha bani’aadamnimada.

Magaca sheekada waa lama huraan, waxay ka hadlaysaa burburki ku dhacay qaranwaynihi Soomaaliya kadib dagaalladi sokeeye, ammaan darrada baahday, kala dambayn la’aanta, qaxa, dhaca iyo kufsiga, sheekadu waxay astaan midnimo u soo qaadanaysaa tuulo khayaali oo ay ku magacawday Tubcaano oo loola jeedo tuulo barwaaqo ahayd oo ay dadka oo dhan kuwada noolaayeen, ayadoo aan dadka la kala xigsanayn, qabiil iyo koox , mana ahayn mid leh ciidan iyo hub, waxayna dadkeedu kuwada dhaqmayeen xeerar ay isla ogol yihiin, tuuladaas waxay noqotay mid laga qaxo oo dadki nabadda ku wada noolaa midba meel u jihaysto, taasoo sababtay koox dablay ah oo halkaasi waddo ka dhigtay.

Dadki degaanka deganaan u diiday inay si nabad ah u deganaandaan. Dadki Tub- caano ka qaxay ayaa dhibaato kala kulmay meelihii ay u qaxeen oo ay nabad galiyada bideen, waxaana ay bilaabeen inay dib ugu soo noqdaan tuuladoodi si ay nolal cusub halkaa uga billaabaan.
Sheekada lama huraan waxay dadka u bidhaaminaysaa sida loogu baahan lama huraanna u tahay, iskaashi, wada jir, walaaltimino , cadaalad iyo isqadarin taasoo keenaysa in dadku hiigsadaan nabad iyo hormar. Haddaba ku soo dhawaada qaybta 5-aad.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/11/Lama-Huran-part-5-sax-.mp3

 

 

 

Previous Post

Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore

Next Post

Balcad: Nolol adag oo ay wajahaan dadka ku nool tuulooyin ay fatahaad go’doomisay

Related Posts

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo

January 14, 2020
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Hibada iyo hal abbuurka

Dhegeyso qaar ka mid ah heeso carruureedka

February 17, 2019
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Madaddaallada Ergo

Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga

February 17, 2019
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Hibada iyo hal abbuurka

Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan

February 17, 2019
Maad iyo maaweelo

Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray

February 17, 2019
Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo
Maad iyo maaweelo

Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo

February 10, 2019
Next Post
Xaaladda Beledweyne iyo siday fatahaaddu u saamaysay

Balcad: Nolol adag oo ay wajahaan dadka ku nool tuulooyin ay fatahaad go'doomisay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo