Xubinta Waayo-tegay xusuustood waxaa marti ku ah fannaanadda caanka ah ee Maryan Mursal Ciise. Weriyaha Ergo uga soo warrama magaalada Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa wareysigaan la yeeshay fanaanadda.
IDAACADDA 25-MAR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo