Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA KALUUNKA OO KOR U KACAY MUQDISHO

admin by admin
January 24, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
QIIMAHA KALUUNKA OO KOR U KACAY MUQDISHO

RadioErgo/sawir hore

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankQiimaha kaluunka ayaa kor u kacay saddexdii bilood ee la soo dhaafay, siduu Ergo u sheegay Cismaan Mayo woo ah nin kaluunka ku iibiya suuga kaluunka ee Muqdisho, qimahaan ayaa laban laabmay isagoona ahaa 1kg 60 kun oo shillin halka uu haddana ka yahay 150 kun, koru kacaan ugu badan ee qimuhuse wuxuu dhacay bishii hadda ugu dambaysay.
Mayow ayaa sheegay in kaluunka qiimahiisu inuu kaco ay ugu wacan tahay doonyihiin badda gelayey oo ay hakiyeen dabaylo xad dhaaf ah oo badda ka dhacaya, “doonyihii ay wateen kaluumaysatadu iyagoo fara maran ayey soo noqdaan.
Cali Cabdi oo ah kaluumayste ku sugnaa kawaanka ayaa Ergo u sheegay inkastoo dabayshii hadda sii dhamaanayso oo aan rajaynayno in qiimahii kaluunku ku soo noqdo si caadi ah.
Isticmaalka iyo cunista kaluunka ayaa Muqdisho dadka degani ka yahay mid can ah, markii qimaha kaluunku kordhayna dadkii ay bilaabeen inay wax yar iibsadaan, Sahro Maxamuud oo ah hooyo u usoo adeeg donatay kawaanka kaluunka ayaa Ergo u sheegtay inay maalintii iibsan jirtay 1kg, laakiin qiimaha oo qaali igu noqday waxaan iibsadaa nus kilo.
Farxiyo Cabdalla
Previous Post

Ayax ku degay tuulooyin hoos taga Saylac

Next Post

SADDEX QOF OO CUDUR AAN LA AQOONSAN UGU DHINTAY GEDO

Related Posts

In ka badan 120,000 oo qof oo biyo yari sababtay cunno xumo ku wajahaya Xagardheer
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

In ka badan 120,000 oo qof oo biyo yari sababtay cunno xumo ku wajahaya Xagardheer

February 20, 2026
Reer-guuraaga Sanaag oo wajahaya cudurro uga dhacay xoolaha iyo cunno xumo
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraaga Sanaag oo wajahaya cudurro uga dhacay xoolaha iyo cunno xumo

February 17, 2026
Colaad burbur dhaqaale iyo nolol xumo galisay qoysas ku laabtay Sabiid iyo Caanoole
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad burbur dhaqaale iyo nolol xumo galisay qoysas ku laabtay Sabiid iyo Caanoole

February 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan labo sano jirsatay oo ku qasabtay qoysas hor leh in ay ku barakacaan Garowe

February 14, 2026
Buundo la’aan nolosha ku adkaysay qoysaska muruq-maalka Baardheere
Cunto-Yaraanta

Buundo la’aan nolosha ku adkaysay qoysaska muruq-maalka Baardheere

February 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas uu ka istaagay kab dhaqaale oo nolol xumo ku wajahaya Dhuusamareeb

February 12, 2026
Next Post
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

SADDEX QOF OO CUDUR AAN LA AQOONSAN UGU DHINTAY GEDO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-FEB-2026

IDAACADDA 20-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-FEB-2026
February 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-FEB-2026
February 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-FEB-2026
February 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-FEB-2026
February 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-FEB-2026
February 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo