Tababar ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo jaamacadda Gaalkacyo ayaa la siiyay dhallinyaro ka qalinjebisay jaamacadaha iyo iskuullada Gaalkacyo si ay wax u baraan ardayda dhagooleyaasha ah. Tababarkan ayaa...
Read moreMagaalada Baydhabo waxaa saddexdii toddobaad ee u dambeysay ka dhaqan-galay amar ay soo saartay wasaaradda xannaannada xoolaha kaas oo aan in aan la gowrici karin xoolo aan la hubin caafimaadkooda....
Read moreKu soo dhawaada barnaamij toddobaadle ah oo aan uga hadalnno xaaladda ay ku nool yihiin dadka barakacay. Barnaamijka ayaa toddobaadkiiba lagu eegaa mid ka mid ah xeryaha lagu barakacay ee...
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanayna seyladaha xoolaha ee xeryaha DHadhaab ee dalka Kenya. Waxaa soo jeedinaya Axmed Cabdullaahi.
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo