Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CADAADO: 50 CARRUUR AH OO KA FAA’IDESANEYSA WAXBARASHO BILAASH AH

admin by admin
October 30, 2014
in Caafimaadka
0
CADAADO: 50 CARRUUR AH OO KA FAA’IDESANEYSA WAXBARASHO BILAASH AH
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Carruurta dadka la hayb sooco kana soo jeeda qoysaska dan yarta ah ayaa markii ugu horreysay waxbarasho bilaash ah looga bilaabay dugsiyada ku yaalla magaalada Cadaado ee gobolka Galdguud, kaasoo ay ka faa’ideysanayaan 50 arday oo isgu jira gabdho iyo wiilal.

Xaliimo Maxmed waa gabar 15 sano jir ah waxayna ka mid tahay 5 carruur ah oo qoyskeeda ka soo jeeda oo deeqdan waxbarasho ee nidaamiga ah ka faa’idayenya, “ anigu aad baan ugu faraxsanahay in aan helo waxbarashada waayo reerkayagu waa dan yar oo ma awoodaan in ay iga bixiyaan lacagta lagu dhigto iskuulada, markii hore guriga ayaan iska joogi jiray dugsina waan dhigay jira balse aad ayaan ugu baahaan waxbasho hadda waxaan fadhiyaa fasalka afaraad ee dusiga hoose dhexe..” Ayey tiri.

Maxamed Xaashi Keynaan waa aabaha Xaliimo wuxu Ergo u sheegay in 5 ka mid ah carruurtiisa ay billaabeen tacliinta oo isgu jira 3 gabdhood iyo laba wiil, kuwaasoo qaarkood ay qaban jireen iskuulka ka hor inay duurka ka soo guraan qoryo iyo xabag kadibna ay ku iibin geeyaan suuqa oo lacagta ay ka helaan cunno ku gadan jiray inta ka soo hartana ay reerka sonkor ugu soo iibin jireen, “ balse hadda aad baan ugu faraxsanahay inay waxbartaan waayo welwel bay igu haysay arrintan maadaama aanan awoodin dhaqaalaha..” sidaa waxaa Ergo u sheegay Maxamed.

Maxamed Tahliil waa macalin wax ka dhiga dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Cadaado oo ardeydan ay wax ka baranayaan wuxuu sheegay in arrintan ay wax badan ka badali doonto nolasha qoysaskan oo barnaamijkani uu noqon doono mid bulshada u horseeda isdhaxgal oo meesha ka saara faquuqa iyo haybsooca, ayna ka soo qaybgali doonaan arday badan oo aan awoodin dhaqalaha.

Cumar Warsame Xirsi wuxuu ka mid yahay aqoonyahanka isku hawlay in barnaamijkan ah carruurta loogu deeqay waxbarashada u wax badan ka bali doono hab dhaqanka bulshada, asagoo intaa ku daray in dhaqaalaha ku baxaya ay iska kaashanayaan aqoonyahanka degmada iyo waxgaradka, sanado kadibna la heli doono umad wada siman oo aqoon leh.

Maxamuud Cabdi Diirshe/FO

Previous Post

AMPUTEE GRADUATES FROM UNIVERSITY IN HARGEISA

Next Post

HARGEYSA: XARUN LAGU BAARO EBOLA OO LAGA FURAY GAROONKA CIGAAL

Related Posts

blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Jubbaland: Qoysas ka faa’iideysanaya xarumaha caafimaad ee guurguura
Caafimaadka

Jubbaland: Qoysas ka faa’iideysanaya xarumaha caafimaad ee guurguura

July 18, 2025
Next Post
HARGEYSA: XARUN LAGU BAARO EBOLA OO LAGA FURAY GAROONKA CIGAAL

HARGEYSA: XARUN LAGU BAARO EBOLA OO LAGA FURAY GAROONKA CIGAAL

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 29-DEC-2025

IDAACADDA 29-DEC-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 29-DEC-2025
Episode play icon
IDAACADDA 29-DEC-2025
December 29, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 28-DEC-2025
December 28, 2025
Episode play icon
IDAACADDA-27-DEC-2025
December 27, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 26-DEC-2025
December 26, 2025
Episode play icon
IDAACADDA-25-DEC-2025
December 25, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo