BARNAAMIJKA AYAXA Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Dhibaatada uu ayaxu u geysto ilo-biyoodyada dusha ka furan
Barnaamijka Ayaxa ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa dhibaatada uu ayaxu u geysto ilo-biyoodyada dusha ka furan. Deegaanno waxaa jira ilo-biyoodyada keliya ee ay ku tiirsan yihiin ay yihiin waro, balliyo ama berkado dusha ka furan oo xareedda ay ku keydsadaan. Ku daadashada ayaxa ee ilo-biyoodyadaas waxay meelo badan sababtay inay qoysasku galaan xaalad biyo-yari ama biyihii bilaashka ahaa ay uga weecdaan kuwo lacag ah.

Haddaba barnaamijka waxaan ku falanqeyneynaa saameynta ayaxa ee biyaha, waxaana ka qeyb galaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56494-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/07/Barnaamijka-ayaxa-Dhibaatada-uu-ayaxu-u-geysto-ilo-biyoodyada-furan.mp3</audio>

The post Dhibaatada uu ayaxu u geysto ilo-biyoodyada dusha ka furan appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Saadaal: Dhibaatada uu geysan duullaanka cusub ee ayaxa ku soo wajahan Soomaaliya
Barnaamijka ayaxa qeybtiisa toddobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa ayax cusub oo duullaan ah oo la saadaalinayo inuu toddobaadyada soo socda ku soo wajahan yahay Soomaaliya.

Ayax oo la sheegay inuu ka imaanayo dhanka Itoobiya iyo Yemen ayay suurtagal tahay inuu culeys hor leh ku kordhiyo beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada oo horay ula daalaa-dhacay kadeedka koronkorradii hore. Khabiirku wuxuu sheegay inuu horseedi karo labo dhibaato oo ah inuu habsado dhul dihan oo uu cuno daaq iyo beero ka badbaaday weerarkii ayaxii hore iyo inuu ukumo noqon kara jiilal cusub ku aaso dalka.

Barnaamijka oo aan sidoo kale ku eegeyno xaaladdii u dameysay ee dhibaatada ayaxa uu ka geystay Soomaaliya waxaa igala qeyb-qaadanaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56462-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/07/Barnaamijka-Ayaxa-Xaaladda-weerarrada-ayaxa-ee-Soomaaliya-iyo-saadaasha.mp3</audio>

The post Saadaal: Dhibaatada uu geysan duullaanka cusub ee ayaxa ku soo wajahan Soomaaliya appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Khubarrada oo ka jawaabaya su’aalaha ayaxa ee dhegeysteyaasha
Barnaamijkan oo qeyb ka ah taxanaha ayaxa waxaan uga jawaabaynaa su’aalaha ay na soo waydiiyeen dhegeysteyaasha nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee bilaashka ah.

Waxaa waydiimaha dhegeysteyaasha ka jawaabaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56359-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/07/Barnaamijka-Ayaxa.mp3</audio>

The post Khubarrada oo ka jawaabaya su’aalaha ayaxa ee dhegeysteyaasha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhibaatada nololeed iyo cawaaqibka ka dhalan kara weerarrada ayaxa
Barnaamijka ayaxa waxaan qeybtiisa toddobaadkan ku falanqeyneynaa dhibaatada dhanka nolosha ah iyo cawaaqibka dambe ee ka dhalan kara weerarrada ayaxa.

Gobollo badan oo Soomaali ah ayuu ayaxu weerarro ku hayaa, iyadoo laga cabanayo saameynta uu ku yeeshay beeraha, dhul-daaqsimeedka iyo ilihii biyaha, hase yeeshee su’aasha isweydiinta mudan waa; ma jiri karaan cawaaqib dambe oo weerarkaas ka dhalan kara oo nolosha bani’aadamka saameyn ku yeelan kara? Maxaase ugu wacan inuu ayaxu sanadkan aad uga bato sidii uu ahaa sanadkii hore.

Barnaamijka toddobaadkan waxaa ka qeyb galaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir,

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56355-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/07/Barnaamijka-Ayaxa-Dhibaatada-nololeed-ee-ka-dhalan-karta-weerarrada-ayaxa-.mp3</audio>

The post Dhibaatada nololeed iyo cawaaqibka ka dhalan kara weerarrada ayaxa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Taxaddarka ay tahay dadku inay ka muujiyaan sunta lagu buufiyo ayaxa
Barnaamijka ayaxa qeybtiisa toddobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa taxaddarka looga baahan yahay inay dadku ka muujiyaan sunta lagu buufiyo ayaxa.

Inkastoo la sheegay sida aan filayo in aad taxaneyaasheennii hore ku dhegeysateen in sunta hadda loo adeegsado ayaxa laga taxaddaray in ay dhibaato u geysato noolaha iyo deegaanka, haddana waxaa lagu qasaa nafto, waana sun oo mar kasta halis way ka imaan kartaa. Maxay tahay dadku inay ka ogaadaan suntan? Mase jirtaa halis caafimaad oo uga imaan karta?

Waxaa barnaamijka ka qeyb galaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56350-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/07/Barnaamijka-ayaxa-Taxaddarka-ay-tahay-dadku-inay-ka-muujiyaan-sunta-lagu-buufiyo-ayaxa.mp3</audio>

The post Taxaddarka ay tahay dadku inay ka muujiyaan sunta lagu buufiyo ayaxa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Sababta loo doortay cayayaan-dilaha hadda lagula dagaallamayo ayaxa
Barnaamijka ayaxa waxaan qeybtiisa toddobaadkan ku soo qaadaneynaa cayayaan dilaha xilligan lagula dagaallamayo ayaxa ku habsaday Soomaaliya iyo waxa uu ka sameysan yahay.

Sida aan qeybtii toddobaadkii hore ku falanqeynay waxaa la adeegsan jiray sumo ka sameysan kiimiko xilliyada la sameynayo howlgallada ka dhanka ah ayaxa. Hase yeeshee cilmi-baaris iyo tijaabooyin badan oo ay sameeyeen dhaqaatiirta iyo khubarrada ku takhasusay cilmiga seyniska waxaa ka soo baxday in iyadoo laga fikirayo badbaadada noolaha iyo deegaanka la soo saaro, lana adeegsado cayayaan-dile ayaxa u gaar ah oo dadka, xoolaha, cayayaanka kale ee faa’iidada leh iyo deegaankaba aan halis ku ahayn.

Hay’adda FAO ayaa wasaaradaha beeraha Soomaaliya ka caawineysa inay helaan noocaas gaarka ah ee cayayaan-dilaha ah, iyadoo tababarro siineysa kooxaha u xilsaaran buufinta ayaxa.

Barnaamijka toddobaadkan waxaa ka qeybgalaya Dr. Maxamed Xasan Maxamuud oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Somaliland.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56158-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/06/Barnaamijka-Ayaxa-Sababta-loo-doortay-cayayaan-dilaha-hadda-lagula-dagaallamayo-ayaxa-iyo-waxa-uu-ka-sameysan-yahay.mp3</audio>

The post Sababta loo doortay cayayaan-dilaha hadda lagula dagaallamayo ayaxa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Noocyada sunta lagula dagaallamo ayaxa
Barnaamijka waxaan qeybtiisan ku soo qaadaneynaa noocyada sunta ee lagula dagaallamo ayaxa. Sunta lagu dilo cayayaanka waxay dhibaato u geysan kartaa dadka, xoolaha, beeraha iyo deegaanka. Waxaan isku dayaynaa in aan wax ka ogaanno suntaas iyo noocyadeeda iyo saameynta caafimaad ee ay ku yeelan karto noolaha.

Waxaa laga yaabaa dadka qaar in ay iswaydiiyaan haddii sun halis keeni karta la adeegsanayo ma wax baa la badbaadinayaa mise wax baa la baabi’inayaa? Maxay ku kala duwan yihiin sunta cayayaanka lagu buufiyo iyo tan hadda loo adeegsanayo la-dagaallanka ayaxa?

Haddaba mowduucyadaas ku saabsan caafimaadka dadka iyo xoolaha iyo waxyeellada ay suntu gaarsiin karto beeraha iyo deegaanka midba gaar ayaan ugu falanqeyn doonnaa barnaamijyadeenna soo socda, hase yeeshee qeybta toddobaadkan oo ku saabsan sunta iyo noocyadeeda waxaa igala qeybgalaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56048-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/06/Barnaamijka-Ayaxa-Noocyada-Sunta-lagula-dagaallamo-ayaxa.mp3</audio>

The post Noocyada sunta lagula dagaallamo ayaxa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Khubarrada oo ka jawaabaya su’aalaha ayaxa ee dhegeysteyaasha
Barnaamijkan oo qeyb ka ah taxanaha ayaxa waxaan uga jawaabaynaa su’aalaha ay na soo waydiiyeen dhegeysteyaasha nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee bilaashka ah.

Waxaa waydiimaha dhegeysteyaasha ka jawaabaya Dr. Maxamed Xasan Maxamuud oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Somaliland.

Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56035-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/06/Barnaamijka-Ayaxa-Suaalo-iyo-jawaabo.mp3</audio>

The post Khubarrada oo ka jawaabaya su’aalaha ayaxa ee dhegeysteyaasha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Howlgallo lagu buufinayo ayaxa oo ka socda Puntland
Qeybtan oo taxanaha barnaamijka ayaxa ka mid ah waxay ku saabsan tahay howlgallo lagula dagaallamayo ayaxa oo ka socda deegaannada Puntland.

Waxaa ka qeybgalaya Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo ah sarkaalka badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO, xafiiskeeda Garoowe.

Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56033-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/06/Barnaamijka-labaad-Buufinta-ayaxa.mp3</audio>

The post Howlgallo lagu buufinayo ayaxa oo ka socda Puntland appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Falanqeyn ku saabsan meelaha ugu daran ee uu dhibaatada ku hayo ayaxa
Waa barnaamijka koowaad ee taxaneyaal aan ku falanqeyn doonno dhibaatada uu ayaxu ku hayo dadka ku sugan Soomaaliya ee isugu jira beeraleyda, xoolo-dhaqatada iyo dadka kale ee deegaanka.

Waxaa marti noogu ah Dr. Maxamed Xasan Maxamuud oo jooga Hargeysa iyo Dr. Xareed Cabdullaahi Nuur oo jooga Garoowe. Waa saraakiisha badbaadada beeraha dalka ee waaxda cayayaanka ee hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO.

Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56029-10" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/06/Barnaamijka-Ayaxa-Falanqeyn-ku-saabsan-meelaha-ugu-daran-ee-uu-dhibaatada-ku-hayo-ayaxa-iyo-dadaallada-lagula-dagaallamyo-ee-socda-Cabdiraxmaan-Taysiir.mp3</audio>

The post Falanqeyn ku saabsan meelaha ugu daran ee uu dhibaatada ku hayo ayaxa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.