Waayo tegay xusuustood Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga
Maxamed Dhashow Qaasim oo sheegay in uu ka tirsan kooxdii Iftiin ee waxbarashada ayaa sheegaya in fanka uu kaalin mugleh ku lahaa ol’olihi far Soomaalig. Maxamed wuxu ka mid ah kooxdii tuntay muusigga heesta caanka ah ee alif la kordhabey. Hadda wuxu ku nool yahay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Weriye Axmed Yagol aya ala kulmay oo wareysigan la yeeshay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50666-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Maxamud-Dashow-Dhadhaab-.mp3</audio>

The post Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Halkan ka dhegeyso wareysi ku saabsan kaalinta hooyada Soomaalidu ku lahayd galbinta gabadheeda xilliga arooska
Dhaqan ahaa hooyada Soomaaliyeed waxay kaalin mug leh ku leedahay dhisidda qoyska gabadheeda. Waxay wakhti badan ku bixin jireen xilliga guurka waliba marka la la joogo miyiga. Hooyo Baahilo Xalye ayaa ka sheekaynaysa.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50356-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/Baahilo-xaashi-xayle-ok-.mp3</audio>

The post Halkan ka dhegeyso wareysi ku saabsan kaalinta hooyada Soomaalidu ku lahayd galbinta gabadheeda xilliga arooska appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso marxaladihi ay soo martay in la qoro far Soomaaliga
Siciid Jaamac Xuseen waa qoraa Soomaaliyeed, waana turjubaanki hore ee madaxwaynihi hore ee Soomaaliya Janaraal Maxamed Siyaad Barre. Hadda wuxu ka hadlayaa in la qoro far soomaaliga inay qaadatay muddo badan basle marki danbe ay dowladdii kacaanka hirgalisay. Weriyaha radio Ergo Ilyas Cabdi Cali ayaa Siciid kula kulmay magaalada Hargaysa oo la yeeshay wareysigan. Halkan ka dhegeyso.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50153-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/Siciid-Jaamac-.mp3</audio>

The post Dhegeyso marxaladihi ay soo martay in la qoro far Soomaaliga appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Wuxuu ahaa geel jira hore, laakiin 26-kii sano ee ugu danbeeyay Wuxuu kunoolyahay  qaxootiga Dhadhaab, wuxuu ka sheekaynayaa nolashi hore. Weriyaha Ergo ee Dhadhaab, Axmed Cabdullaahi Jaamac, ayaa wareysigaan la yeeshay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-48365-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/11/Aadan-Geeljire-.mp3</audio>

The post Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Taariikh kooban oo ku saabsan kooxda waxbarashada IFTIIN
Halkan ka dhegeyso taariikh kooban oo ku saabsan kooxda waxbarashada IFTIIN ee wasaaradda waxbarashada. Waxaan ka wareysanay Macallin Siciid Saala xoo la soo shaqeeyey kooxda. Mar uu dhawaan nagu soo booqday xafiiska Radio Ergo ee magaalada Nairo ayuu u warramay Cabdiraxmaan Taysiir.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-45520-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/08/Kooxda-iftiin-sax.mp3</audio>

The post Taariikh kooban oo ku saabsan kooxda waxbarashada IFTIIN appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Guurka inan la-yaalka iyo halka uu kaga jiro dhaqanka Somaalida
Xubinta Waayo tegay xusuustood ee barnaamijka madadaalada Axadda, Raadiyo Ergo waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa guurka la yiraahdo inan la-yaalka ah, halka uu kaga jira dhaqanka Soomaalida iyo isbeddelka ku yimid waayadan dambe.

Inan la-yaalka waa nooc kamid ah guurka ay caanka ku tahay Soomaalida. Haddaba waxaan ka wareysanay arrintan, Iidle Yuusf Gaade oo ah oday Soomaaliyeed, oo wax badan u soo joogay, kuna nool magaalada Laascaanood. Waa xeeldheere aqoon u leh dhaqanka Soomaalida.

Weriyaheena Faarax Dubbad ayaa wareystay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43930-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/WARASYSI-INAN-LAYAALNIMADA-ODAY-IIDLE-YUUUSUF-GAADE.mp3</audio>

The post Guurka inan la-yaalka iyo halka uu kaga jiro dhaqanka Somaalida appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Cadaado: Askari hore oo ka sheekeynaya sida ay u adkeyd in askari la noqdo
Maxamuud Macalin Axmed oo ahaa askari kamid ah ciidamadii militariga dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in xiligii hore ay dadku aad u jeclaayeen askarta, waxa uu sidoo kale ka sheekeeyay sida askari loo noqon jiray iyo sharuudaha ku xirnaa. Xasan Cismaan weriyaha raadiyo Ergo ee Cadaado ayaa la sheekeystay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43693-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/Maxamuud-Macalin-Axmed-Afrax-Geedi-oo-ku-magacdheer-Alcadaala.mp3</audio>

The post Cadaado: Askari hore oo ka sheekeynaya sida ay u adkeyd in askari la noqdo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Habka dhar-xirashadii hore ee Soomaalida
Xubinta Waayo-tegay xusuustood, waxaan ku eegeynaa qaabkii iyo noocyada dharkii hore ee dadka Soomaaliyeed ay xiran jiran iyo guud ahaan isbeddelka ku yimid maryo-xirashada Soomaalida.

Waxaan arrintaan wax ka weydiinay, Haybe Jaamac Jiir oo ah 80-jir ku nool magaalada Burco, wax badanna u soo joogay, waxaa la kulmay oo wareystay weriyaheena, Sidiiq Yuusuf Khalaf.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43291-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/haybe.mp3</audio>

The post Habka dhar-xirashadii hore ee Soomaalida appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Sida dadku u afuri jireen xilliyada “Ramadaanka”
Saleebaan Aadan Maxamuud waa 82jir ku nool magaalada Burco, waxa uu ka warramayaa qaabkii loo soomi jiray iyo waxyaabaha dadku cuni jireen xiliga afurka. Sadiiq Yusuf Qalaf ayaa wareystay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43122-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/WAAYO-TAGAY.mp3</audio>

The post Sida dadku u afuri jireen xilliyada “Ramadaanka” appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Sheekadii caanbaxday ee gorgorkii Hargeysa
Waa arrin mar la arag ah in xayawaan ugaarsato ah uu la saaxiibo xayawaanki uu ugaarsanayay. Magaalada Hargeysa sanadihii 1980-kii horaantiisii waxaa ka dhacday sheeko Soomaalidii wakhtigaasi nooleyd ay aad ula yaabeeb kadib markii xayawaanka Gorgorka la yiraahdo uu tagay reer xoogaa riyo ah haystay, wuxuuna la saaxiibay baa la sheegay mid ka mid ah riyihii reerku lahaa. Dadka qaar ee xilligaas joogayna waxayba sheegaan in Gorgorka iyo ridu jaceyl dhex maray.

Gorgorka ayaa la sheegay inuu ilaalin jiray doogana usoo guri jiray lana ciyaari jiray ri’daas. Sheekada Gorgorka iyo Ri’da oo suugaan badan laga tiriyay wakhtigaasna dadku arrimo kala duwan ku sifeeyeen ayaa wariyaha Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, waxa uu ka wareystay Abwaan Axmed Aw Geedi oo ka mid ahaa dadkii wakhtigaas u daawasho tagay Gorgorka iyo Ri’da.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-42560-10" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/05/SHEEKADA-GORGORKII-HARGEYSA.mp3</audio>

The post Sheekadii caanbaxday ee gorgorkii Hargeysa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.