Barnaamijka Gobaad - Haweenka Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Laascaanood: Haweenka hilibka iibiya oo ka walaacsan qiimo koror ku yimid xoolaha
(ERGO) – In ka badan boqol haween ah oo hilibka ku qala magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayay shaqadii ka joogsatay saddexdii bilood ee la soo dhaafay kadib markii ay yareedeen xoolihii la keeni jiray sayladda magaalada sabab la xiirirta xoolo-dhaqatada oo u roob raacay deegaanno fog-gog.
Haweenka qaar ayay hilib-qalistu ka joogsatay afartii toddobaad ee la soo dhaafay markii ay qaaliyowbeen xoolaha yare e la keeno sayladda.  Waxaa horay loo keeni jiray in ka badan 150 neef oo isugu jira ari iyo geel iyaddoo hadda sayladda la keeno wax ka yar 60 neef sida uu Raadiyo Ergo u sheegay Jaamac Axmed Salebaan oo ka mid ah dallaaliinta sayladda Laascaaniid.
Saynab Abdilaahi Maxamed oo mid ah haweenka ay shaqadu ka joogsatay muddo afar toddobaad ah ma qalin wax xoolaha. Waxay sheegtay in neefka ariga ah ay horay ugu iibsan jireen $60-90 uu hadda gaaray $140 taas oo ay uga sii daran tahay in xoolaha sayladda la keeno islamarkiiba ay qaataan dadka u soo hormara.
“laba arimood ayaa isukaaya raacay xoolihii way qaali garoobay iyo iyagii oo lawaayay. muddo 20 maalin ah hal neef maan qalin maalin kasta waxaan imaadaa salyada si aan bal neef aan qalo u helo mana helo hada waxaan joogay saylada saacada badan shaly aroortii ayaa imi qoraxda ayaa iigu dhacday,” ayay tiri Saynab.
Saynab oo ah hooyada 11 carruur, waxay shaqo la’aantu saameyn ku yeelatay noolosha qoyskeeda oo ay si maalinle ah ah waxaa ka joogsaday shaqadii ay qaban jirtay oo ay ku tiirsanaayeen nolosha qoyskeeda. Waxay xustay inay wayday biilkii carruurrteeda taasina ku riixday inay dukaan ay horay raashinka uga soo qaaday jiray dayn ka hesho hadda iyadoo ka welwel haddii xaalku san sii ahaado dayntaasi waayi karto.
“Hadda waxaa dayn ka qaataa dukaan aan markii hore ku xidhnaa maalintii waxaa uu isiiyaa lacag 10  dollar ah. oo aan kusoo iibsada raashin iyo adeeg. lacagta hada dukaankaasi igu leeyahay 300 oo dollar way ka badantahay  hadii shaqo la’aantani sii socoto waxaan ka baqayaa in dayntaasi aan waayo waxaan u sheegay in xoolihii aan qali jiray aan waayay kan rabo day aan iska bixiyo markaan shaqadii dib u helo wuuna ii ogolaaday,” ayay tiri.
Cadka hilibka adhiga ah ayaa gaaray $13 kaas oo horay u ahaa $8. kiilada hilibka geel ah ayaa Iyana maraysa 400 oo shilinka Soomaali ah iyadoo horay u ahayd 270 waxaa kor u kaca hilibku uu sidoo kale saameeyay dadka danyarta ah ee hilibka ku iibsan jiray qiimo yar.
Saynab ayaa tilmaamtay in haweenka shaqadan waayay qaarkood inay dayn waayeen oo dadka deriska la’ah  ku caawiyaan raashinkii ay maalintaasi carruurta u karsan lahaayeen iyaguna lasoo afura dadka deriska la ah.
Saameynta ugu daran ee ay qoyskeeda ku yeelatay shaqo la’aanta ayaa ah in sagaal kamid ah caruurteeda oo wax barta laga soo caydhiyay iskuulkii kuwaas oo ay sheegay inay ku jireen imtaxaankii markii ay u wayday lacagta iskuulka oo isku ahayd 220 dollar.Waxay xustay inay u iibisay katiinad dahab ah oo laga siiyay 225 dollar islamarkaana ay bishaan carrruurta iskuulka ku laabteen inkastoo aanay hayn wax ay bisha soo socota ku bixiso.
Sidoo kale waxay tilmaamtay inay biyaha ay cabaan qoyskeedu booyadi ugu shubto dayn lacagta booyadaasi ku leedahayna tahay 50 dollar, guriga ay ku jirto ayay sheegtay inuu yahay hanti ay ka shaqaysatay shaqadan ay hada wayday saygeeda ayay sheegtay inuusan shaqayn oo ay nolosha caruurteeda tobankaasi sano kasoo saaraynay hilibka ay qasho maalintii ayay sheegtay markii hore ay faa’iido ka heli jirta u dhaxaysa 10 ilaa 20 dollar.
Haweenka kale ee shaqadu ka jiisatay waxaa ka mid ah Sahra Xirsi Maxamuud oo ah hooyada 11 carruur ah.
Muddo laba iyo toban sano ah ayay ka shaqay-naysay qalista xoolaha nool waxay radio ergo u sheegtay in nolosha qoykeeda ay ku tiirsanaayeen shaqadaasi saygeeda ayay tilmaamtay unuusan shaqayn xoolaha qaali garoobay ee hilis toodu adkaatay ayay sheegtay inay ku xiireen in afar kamid ah caruurteeda oo dhigaynaysay jaamacad inay ka saartay markii ay awoodi wayday inay ka bixiso lacagta.
Saddex neef oo adhi ah ayay maalintii qali jirtay markii hore waxayna maalintii faa’iido ka heli jirtay lacag kabadan 20 dollar ilaa 30.
Muddo ku dhow saddex bilood ayay sheegtay inaysan helin xoola ay qasho taasoo saamayn balaaran ku yeelatay nolosha iyada iyo qoys keeda waxa ay ku nooshahay dayn.
“Afarta ilmood ee jaamacada ii dhiganayay ee aan u waayay fiiga ee laygu soo baaciyay 2 kamid ah waxay dhiganayaeen jaamacadda nugaal waxayna kala ahaayeen wiil iyo gabar 2 kalana waxay dhiganayeen jaamacdda golis waxayna kala ahaayeen wiil iyo gabar simistarkii laba qayb ayaa u kala bixin jiray saddex-dii bilood waxaan bixin jiray 510 dollar labada jaamacadoodba. Lacgtaasi meel kale kama keeni jirin waxaan ka heli jiray faa’iidada aan ka helo xoolaha aan qalo,’’ ayay tiri Sahra.
The post Laascaanood: Haweenka hilibka iibiya oo ka walaacsan qiimo koror ku yimid xoolaha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
BARNAAMIJKA GOBAAD
Dhegeyso barnaamijka Gobaad oo aan uga hadalno arrimaha haweenka. Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa qaar ka tirsan haweenka hilibka qala ee Laascaanood oo shaqa la’aan ku dhacday markii xoolaha suuq la keeno ay yaraadeen qiimahooduna kordhay. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Faarax Dubad
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-52135-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/05/Barnaamijka-gobaad.mp3</audio>
The post BARNAAMIJKA GOBAAD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
BARNAAMIJKA GOBAAD
Dhegeyso barnaamijka Gobaad oo aan uga hadalno arrimaha haweenka. Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa  dood ku saabsan sida ay haweenka iskugu maareeyaan shaqooyinka guriga iyo xafiisyada. Barnaamijka waxaa soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-52122-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/05/GOBAAD-16.mp3</audio>
The post BARNAAMIJKA GOBAAD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka Gobaad
Barnaamijka waxaa maanta marti inoogu ah Idil Maxamuud Cabdiraxmaan oo ah gabar haysata labo carruur ah oo buuggeeda jaamacadda difaacatay. Idil oo jaamacadda Muqdisho ka dhigaynaysay culuumta caafimaadka, waxaan ka wareysannay caqabadaha ay leedahay in waxbarasho iyo carruur ay isku hayso. Leyla Cabdi Maxamed oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa kula xiriirtay qadka taleefanka iyadoo joogta magaalada Muqdisho.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-51732-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/05/Gobaad-2.mp3</audio>
The post Dhageyso barnaamijka Gobaad appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
BARNAAMIJKA GOBAAD
Dhegeyso barnaamijka gobaad oo aan uga hadalno arrimaha haweenka. Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelannay gabadha keliya ee ku jirta xildhibaannada baarlamaanka Puntland. Barnaamijka waxaa soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50296-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/GOBAAD-.mp3</audio>
The post BARNAAMIJKA GOBAAD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka gobaad
Barnaamijkan oo aan uga hadalno arrimaha haweenka waxaan maanta ku soo qaadanaynaa gabar 20 sano jir ah oo saliid ay ka sameyso qudaarta waddanka ka soo baxda ku maareysa nolosha qoyskeeda oo ay ku jiraan labo carruur ah oo ay dhashay.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-49723-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/BARNAAMIJKA-GOBAAD-03-01-2019.mp3</audio>
The post Dhageyso barnaamijka gobaad appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
BARNAAMIJKA GOBAAD
The post BARNAAMIJKA GOBAAD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
BARNAAMIJKA GOBAAD
Dhegeyso barnaamijka Gobaad oo aan uga hadalno arrimaha haweenka. Barnaamijka maanta wuxuu ku saabsan yahay gabdho umulisooyin ah oo joogo Galgaduud ayaa sameynaya wacyi gelin ay hooyooyinka kula talinayaan inaysan gabdhaha yaryar ku sameynin sancada gudniin fircooniga.
Haweenkan wacyi gelinta wada ayaa Raadiyo Ergo u sheegay inay la kulmeen kiisas gabdho la guday oo ay wax yeello ka soo gaartay gudniinka.
Wacyi gelintooda waxay la kaashanayaan qaar ka tirsan haweenka Guriceel, oo ah halka ay wacyigelintu ka billaabatay.
Barnaamijka oo ay soo saartay Leyla Cabdi Maxmed waxaa sii jeedinaysa Weris Maxamed.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-49055-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/12/GOBAAD-06-DECEMBER-.mp3</audio>
The post BARNAAMIJKA GOBAAD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
DHEGEYSO BARNAAMIJKA GOBAAD
Maxamed Cabdirisaaq Ciise oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha qoyska ayaa daraasad ka sameeyey burburka ku yimaado qoysaska ku nool magaalada Garowe. Daraasaddaas ayaa sheegeysa in burburka qoyska ee hadda dhaca uu u badan yahay mid salka ku haya aqoon la’aan iyo faham darro la xiriirta xallinta khilaafaadka qoyska oo ay wajahaan dhallinyara badan.
Waxaa inta badan furriinku dhacaa iyadoo aanba la dooran in la wada-hadlo. Daraasaddu waxay soo jeedisay talooyin arrintaas ku aadan si xal loogu helo furriinka deg-degga ah oo saameeya mustaqbalka ubadka.
Daraasaddan oo socotay inka badan laba bilood ayuu Maxamed soo bandhigay toddobaadkii hore.Waxaa wareystay Cabdiraxmaan Xaaji oo marka hore weydiiyey wixi ku dhaliyay in uu daraasaddaas sameeyo.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-48852-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/11/BARNAAMIJKA-GOBAAD-30-NOVEMVER.mp3</audio>
The post DHEGEYSO BARNAAMIJKA GOBAAD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka gobaad
Barnaamijkan oo aan kaga hadalno arrimaha haweenka waxaan maanta ku soo qaadanaynaa gabdho ka qallin jabiyay umulisonimo oo ka shaqeeya xarumaha caafimaadka gobolka Sanaag kuwaas oo wax ka beddelay dhibaatooyinkii haweenku ku qabeen inay helaan adeegyo caafimaad.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-48418-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/11/BARNAAMIJKA-GOBAAD-16-11-2018.mp3</audio>
The post Dhageyso barnaamijka gobaad appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.