Maad iyo maaweelo Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana haysata ayaa dadka shaaha ka caba ee macaamiisha joogtada u ah waxay samaysteen xeer ku cusub hab dhaqanka makhaayadaha shaaha, xeerkan ayaa dhigaya in qofkii raba inuu dadka u sheekeeyo oo isaga la dhegaysto uu  marka hore bixiyo lacagta shaaha dadka makhaayada fariista.
Wariye Maxamed Saalax ayaa tegey meheradaas oo shaah kasoo cabay sheekadana kasoo sameeyey.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-55147-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/01/Warbixin-Saalax.mp3</audio>
The post Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray
Wali waxaa socda dabbaal degga maalinta raadiyaha oo loo arko in uu muhiim u nolasha dunida. Haddaba idaacadda Ergo ayaa wareysatay dad kala duwan oo ka hadlaya waxyaabaha ay ka faa’ideen Radio Ergo iyo idaacado kale. Weriyaha Radio Ergo Faarax Dubbad ayaa la kulmay Siciid Axmed Blie oo si joogta ah u dhegeysta Radio Ergo.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50673-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/SICIID-.mp3</audio>
The post Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo
Dadka ku nool tuulooyinka iyo miyiga ka fog magaalooyinka waawayn waxaa ku adag inay helaan anteenada teleefoonka. Si dad ku ugu hadlaan teleefoonka waxay fuulaan geedaha, meelaha taag ah ama dudumooyinka. Xasan Caabi oo ku nool tuulada Boor-weyne oo 35 u jirta magaalada Gurceel ayaa ka mid ah dad geedaha u fuulo teleefoonka marka ay doonayaan inay ku hadlaan. Weriyaha Radio Ergo Cabdirisaaq Haajirow oo la kulmay Xasan ayaa ka wareystay arriintan.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50598-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/TALEEFAN-GEED-LA-FUULKA-1.mp3</audio>
The post Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Mobile-ka oo ariga lagu baadi goobo
Waayadi hore xoolaha waxaa foofin jiray oo qof ayaa raaci jiray, laakiin taas waxaa badalay mobile-ka oo miyi iyo magaalaba laga isticmaalo. Qaar ka mid ah xoolo dhaqatada ayaa lambarka teleefoonka ku dul qora neefka dushiisa si marka uu dhumo loo soo waco ama markay ay baadi goobayaan ay dadka kale u waydiiyaan haddii uu arkay ari ay ku dul qoran yahay lambarkiisa. Haddaba weriyaha Radio Ergo Cabdirisaaq Haajirow ayaa baadiyaha Gurceel kula kulmay Salaad Dheelaas Kulane oo xoolo dhaqato ah kana wareystay arrintan.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50497-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/SALAAD-DHEELAS-KULANE-sax.mp3</audio>
The post Mobile-ka oo ariga lagu baadi goobo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso xubinta maad iyo maaweelo
The post Dhageyso xubinta maad iyo maaweelo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso xubinta maad iyo maaweelo
The post Dhageyso xubinta maad iyo maaweelo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo
Dhageystayaal, ku soo dhawaada xubinta Maad iyo Maaweelo ee Barnaamijka Madadaalada Axadda, Radio Ergo. Waxaan xubintan ku soo qaadanaa sheekooyinkii xiiso lahaa ee toddobaadka ka dhacay caalamka. Waxaa si wadajir ah soo jeedinaya, Cabdixamiid Cabdulcasiis iyo Weris Maxamed.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43937-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/maad-iyo-maaweelo-01.mp3</audio>
The post Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo
Waa mar kale iyo xubinta Maad iyo Maaweelo oo aan ku soo qaadanno sheekooyinkii xiiso lahaa ee toddobaadka ka dhacay caalamka. Sida caadiga ahba waxaa xubinta si wadajir ah u soo jeediya Cabdixamiid Cabdulcasiis iyo Weris Maxamed.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43338-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/MAAD-IYO-MAAWEELO-web.mp3</audio>
The post Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso xubinta maad iyo maaweelo
Xubintan oo aan ku soo qaadanno waxyaabaha madaddaalada ah ee caalamka ka jira waxaa soo jeedaya Cabdixamiid Cabdulcasiis iyo Weris Maxamed.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43118-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/maad-iyo-maaweello.mp3</audio>
The post Dhageyso xubinta maad iyo maaweelo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso Xubinta Maad iyo Maaweelo
Waxaa si wada jir ah u soo jeedinaya Weris Maxamed iyo Cabdixamiid Cabdul-casiis
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-42918-10" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/MAAD-IYO-MAAWEELO.mp3</audio>
The post Dhageyso Xubinta Maad iyo Maaweelo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.