Falanqeynta heesaha Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Dhegeyso Xubinta Falaynta Heesaha
Toddobaadkan waxaan ku soo qaadanay hees ay qaaddo fanaannada layla Cabdullaahi Cumar oo uu miraheeda leeyahay Mu’alif Khadar Buureed oo Hargeysa ku nool. Dhegeyso  wareysigan oo uu soo qaaday Ilyas Cabdi Cali.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-44588-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/Falaqaynta-heesta-.mp3</audio>

The post Dhegeyso Xubinta Falaynta Heesaha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Baledweyn: Fannaanka Cabdi Fataax Indho-caashaq oo ka sheekeynaya qisada hees uu qaaday
Cabdi Fataax Indho-caashaq oo ah fannaanka deggan magaalada Baledweyne ayaa weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolka Hiiraan Jamaal Cali Cabdi uga warramay qisooyinka heeso uu qaaday oo aan toddobaadkan mid ka qaadannay. Qeybta labaad ee wareysigaan waxaad ku dhagaysan doontaan barnaamijyada soo socda ee Raadiyo Ergo.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-44150-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/INDHADEYRO.mp3</audio>

The post Baledweyn: Fannaanka Cabdi Fataax Indho-caashaq oo ka sheekeynaya qisada hees uu qaaday appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Heesaha Fannaan Aadan Xuseen Cabdi Karoone
Xubinta Falanqeynta Heesaha waxaan ku soo qaadaneynaa, heesaha uu qaado fannaanka a Fannaan Aadan Xuseen Cabdi oo ku magac dheer Karoone. Fannaanku wuxuu nool yahay magaalada Hargeysa, wuxuuna nooga warramayaa heesihiisa, cidda sameysay uti qisooyinka ay leeyihiin si gaar ah.

Waxaa la kulmay oo wareystay weriyaha Raadio Ergo ee Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43941-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/Wareysiga-Aadan-Xuseen-Cabdi-Karoone.mp3</audio>

The post Heesaha Fannaan Aadan Xuseen Cabdi Karoone appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Fannaan ereyada ka beddela heesaha
Fannaanka Cabdiqani (Isku-filan) oo ku nool magaalada Hargaysa ayaa heesaha dambe iyo kuwii horeba ka beddela erayada kagana hadla wacyiga ay bulshadu hadba ku sugan tahay. Ilyaas Cabdi Cali ayaa wareystay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43766-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/ISKU-FILAN.mp3</audio>

The post Fannaan ereyada ka beddela heesaha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Falanqeynta heesaha: ku dhageyso qasiiddooyin loo sameeyay Ramadaanka
Ayuub Muqtaar Maxamed oo ah fannaan qaada qasiiddooyinka ayaa sameeyay bisha barakaysan ee ramadaan awgeed qasiidddooyin uu uga hadalayo fadliga ramadaanka, u maciinka dadka danta yar iyo kuwa kale. Weriyaha raadiyo Ergo ee magaalada Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi ayaa wareystay waxna ka waydiiyay u jeedka uu ka leeyahay qasiiddooyinka.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-42770-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/05/ayuub-nn.mp3</audio>

The post Falanqeynta heesaha: ku dhageyso qasiiddooyin loo sameeyay Ramadaanka appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Hargeysa: Taariikh Faneedkii Sahra Axmed oo dhowaan geeriyootay
Allaha u naxariistee fanaanadii Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa Arbacadi la so dhaafay. Sahra waxay dhalatay horraantii 1956-kii, waxaana fanka ay ku biirtay iyadoo 13 jir ah sanadkii 1969-kii. Sahra waxay geeriyootay iyadoo ku jirta da’da 61 jirka.

Weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, ayaa taariikhdii fankeed ee Sahra Axmed, ka wareystay fanaanad Saynab Cige, oo hadda joogto Hargeysa.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-41401-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/04/Wareysiga-Taariikh-Nololeed-Sahra-Axmed-Jaamac.mp3</audio>

The post Hargeysa: Taariikh Faneedkii Sahra Axmed oo dhowaan geeriyootay appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso qisada heesta ‘Dareen’ ee uu qaado fannaanka Iidle Yare
Cabdiraxmaan Cabdullaahi Nuune (Iidle-yare) waa fannaan ku nool magaalada nairobi ee dalka kenya, waxaa jiro mid ka mid ah heesaha uu qaado inay xambaarsan tahay qiso isaga qabsatay. Heesta Dareen iyo qisadeeda waxaa ka wareysatay weriyaha Ergo ee Dhadhaab Axmednuur Yogol oo la kulmay mar uu fannaanku tagay qaxootiga toddobaadkii hore.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-30169-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/03/Wareysi-fananka-idle-yare.mp3</audio>

The post Dhegeyso qisada heesta ‘Dareen’ ee uu qaado fannaanka Iidle Yare appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso qisada heesta ‘Dulqaad Jaceyl’ ee uu qaado fannaan ku nool Kismaayo
Ilyaas Xasan Rooble (Qarni), waa fannaan ku nool magaalada Kismaayo, wuxuu qaaday hees qiso cajiib ah leh. Qasadu isaga ayay ku dhacday, sida ay ku timid qisada heestan waxaa ka wareystay weriyaha Ergo ee Kismaayo Axmed Laqaaye.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-29701-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/02/WAREYSIGII-ILYAAS-QARNI-BYE-LAQAAYE.mp3</audio>

The post Dhegeyso qisada heesta ‘Dulqaad Jaceyl’ ee uu qaado fannaan ku nool Kismaayo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso qisada heestii ‘maxaa luray naftaadii’ ee ay qaaddo Hibo Nuura
Ma u maleysaa in heesta ‘Maxaa Luray Naftaadii’ ee ay qaado Hibo Nuura Abwaankii sameeyay inuu ku tebinayay jaceyl uu u qaaday gabadh ay isku wanaagsanaayeen oo laga guursaday.

Axmed Suleybaan Bidde ayaa sameeyay heestaas, markii laga guursaday gabadhi u jeclaa.

Heesta oo ah calaacal iyo hinaase ayuu Axmed u tiriyay xaaskiisa uu imika qabo oo markaasi nin kale u dhaxday.

Heestan oo ka mida heesaha ugu caansan fanka Soomaalida marka la eegayo dhinaca jaceylka waxaa qisadeeda abwaanka ka wareystay wariyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-28750-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/01/QISADA-MAXAA-LURAY-NAFTAADII-SAX.mp3</audio>

The post Dhegeyso qisada heestii ‘maxaa luray naftaadii’ ee ay qaaddo Hibo Nuura appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Fanaan Gaashaanle boolis ah oo ku nool Hargeysa
Xasan Ismaaciil Uur-cade oo dad badan u yaqaannaan (Tuse Tilmaame Aw-toosiye), dugsiga hoose dhexe markii uu ahaa fasalka afraad sanadihii 1962-kii ayuu ardayda uga qaadi jiray qasiidooyinka si uu fanaan u noqdo.

Sanadkii 1968-kii ayuu Uur-cade qaaday heestiisii ugu horreysay ee ‘Heelo’. Riwaayadda caan ka noqotay ee If iyo Aakhiro, ayuu sidoo kale ka ahaa Aktar ama jilaaga koowaad, iyadoo mataaladda booskaas ay ku wehlisay fanaanada Sahra Axmed, sanadkii 1970-kii.

Xasan oo imika ah gaashaanle ka tirsan ciidamada Booliiska Somaliland horena u ahaa fanaan caan ka ahaa deegaanada Soomaalida, waxaa wareysi magaalada Hargeysa kula yeeshay Ilyaas Cabdi Cali oo ka wareystay wixi ay ku qaadatay inuu fanaan noqdo.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-28215-10" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/12/Wareysi-Xasan-Ismaaciil-Uurcade-1.mp3</audio>

The post Fanaan Gaashaanle boolis ah oo ku nool Hargeysa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.