Barnaamijka Beeraha Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Dhegeyso Barnaamijka Tacab
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-58500-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2021/05/Barnaamijka-tacab-4-May-2021.mp3</audio>
Ku soo dhowow barnaamijka Tacab oo aan uga hadlanno arrimaha beeraha. Barnaamijka maanta wuxuu ku saabsan yahay sidee beeralayduu uga faa’ideysan karnaa habka casriga ah ee falashada beeraha. Waxaa marti ku ah, barnaamijka Maxamuud Shire Cabdi oo bartay cilmiga guud ee beeraha ahna agaasimaha xarunta latalinta, qandaraasaadka beeraha ee Qardho. Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo dhan.
The post Dhegeyso Barnaamijka Tacab appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso Barnaamijka Deegaanka
Ku soo dhawaada barnaamijka deegaanka oo ah barnaamij cusub oo lagu soo kordhiyay barnaamijyada idaacadda Ergo. Wuxuu diirradda saari doonaa barnaamijka arrimaha deegaanka sida isbadalka cimilada, dhibaatooyinka ay dadku sameeyeen ee saamaynta ku yeeshay nolashooda iyo guud ahaan sidee xal loogu heli karaa arrimaha deegaanka si nolasha dadku u noqoto mid xasiloon. Barnaamijka toddobaadkan waxaan ku soo qaadanay maxaa sababa isbadalka cimilada.?  Waxaa marti ku ah Maxamed Caqli oo loo yaqaan Caqli Faarax, oo shahaada labaad ee jaamacadda ku sameeyey isbadalka cimilada iyo deegaanka. Maamed ayaa u ololeeya arrimaha deegaanka. Ugu horreeyn waxaan waydiiyey maxaa sababay isbadalka cimilada ee saameeyey duniada.?
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-58054-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2021/03/Barnaamijka-Deegaanka-1.mp3</audio>
The post Dhegeyso Barnaamijka Deegaanka appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Ku soo dhawaada barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha iyo talooyin la siiyo beeralayda ah, si u horumariyaan abuurka beeraha. Maanta barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Khaalid Cumar Cali oo ah madaxa warashadda soosaarista abuurka ee CSET. DR Khaalid ayaa su’aalo uga jawaabaya qaar ka tirsan dhegeystayaasha idaacadda Ergo oo nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee 2012. Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo ay soo jeedinayso Fowzia Cumar.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-57109-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/11/BARNAAMIJKA-TACAB-28-OCT-2020.mp3</audio>
The post Dhegeyso barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Ku soo dhawaada barnaamijkaTacab oo ka kooban laba qaybood oo kala ah, Su’aalo looga jawaabayo beeralayda nagala soo xiriira lambarka gaaban ee 2012 iyo qaybta labaad oo ku saabsan si loo kordhiyo wax soo saarka beeraha waa kee abuurka saxda ah ee la isticmaali karo.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdi Maxamed Xuseen oo ah agaasimaha Waaxda Badbaadada Dhirta ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabkaee Dowladda Federalka, Cabdi ayaa shahaadaada koobaad iyo labaad ee heerka jaamacadda ku sameeyey cilmiga beeraha. Waxaa sidoo kale marti ku ah barnaamijka Dr Ibraahim Dhaqane Cali, oo ah khabiir kobcinta iyo hormarinta beeraha oo su’aalo uga jawaabayaa qaar ka mid ah beeralayda nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee 2012. Halkan ka dhegeyso barnaamijka oo ay soo jeedinayso Fowzia Cumar.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-57024-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/10/BARNAAMIJKA-TACAB-14-OCT-2020.mp3</audio>
The post Dhegeyso barnaamijka Tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso barnaamijka tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Ku soo dhawaada barnaamijkaTacab oo ka kooban laba qaybood oo kala ah, Su’aalo looga jawaabayo beeralayda nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee 2012 iyo qaybta labaad oo ku saabsan cayayaannada dhibaatada ku haya dalagyada.
Waxaa marti ku ah barnaamijka Dr. Cali Nuur Ducaale oo shahaadada PH.D-ga ka haysta cilmiga cayayaannada gala beeraha, ahna asaasaha xarunta badbaado farm solution oo lagu iibiyo daawooyinka cayaayaannada kuna taalla magaalada Garoowe, Waxaa sidoo kale marti ku ah barnaamijka Dr Ibraahim Dhaqane Cali, oo ah khabiir kobcinta iyo hormarinta beeraha oo su’aalo uga jawaabayaa qaar ka mid ah beeralayda nagala soo xiriiray lambarka gaaban ee 2012. Halkan ka dhegeyso barnaamijka.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56867-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/10/BARNAAMIJKA-TACAB-30-SEP-2020.mp3</audio>
The post Dhegeyso barnaamijka tacab oo aan uga hadalnno hormarinta beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha
Barnaamijka Tacab oo ka kooban laba qaybood oo kala ah, Su’aalo looga jawaabayo beeralayda nagala xiriiray lambarka gaaban ee 2012 iyo qaybta labaad oo ku saabsan sida ay beeralaydu ku heli karan xogaha iibka ee dalayagada galleyd, masaggada iyo digirta iyo habka ugu wanaagsan ee loo keydin karo.
Waxaa mart ku ah barnaamijka Dr Khaalid Cumar Cali oo ah madaxa warashadda soosaarista abuurka ee dalagyada kala duwan iyo Dr Cismaan Geedow Caamir ah madaxa  hay’dda SAODO. Halkan ka dhegeyso barnaamijka.
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-56607-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2020/08/Barnaamijka-Tacab-12-08-2020.mp3</audio>
The post Dhegeyso barnaamijka Tacab aan uga hadalnno hormarinta beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka beeraha
The post Dhageyso barnaamijka beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka tacab
<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-52664-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/06/BARNAAMIJKA-TACAB-SAX-26-JUN.mp3</audio>
The post Dhageyso barnaamijka tacab appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka beeraha
The post Dhageyso barnaamijka beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.
Dhageyso barnaamijka beeraha
The post Dhageyso barnaamijka beeraha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.