Caasimadda Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Taxanaha Gargaarka: Xaaladda bani’aadannimo ee xilligan ka taagan Soomaaliya
(ERGO) – Taxanaha gargaarka waa xubno koob-kooban oo aan ku eegi doonno xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo howlaha gargaarka ee socda. Waxaan ku casuumi doonnaa mas’uuliyiin ka socda dowladda iyo hay’adaha gargaarka, annaga oo hadba ku soo qaadan doonna mowduucyo cusub oo xaaladaha markaas taagan la xiriira.

Waxaan ugu talagalnay in aan dhegeysteyaasheenna uga haqab-tirno xogta ay u baahan yihiin ee u sahli karta in ay qaataan go’aamo xog-ogaalnimo leh. Su’aalaha ay dadka noogu soo duubaan lambarka gaaban ee 2012 ayaan sidoo kale jawaabo ugu raadin doonnaa taxanahan.

Qeybtan oo aan ku falanqeyneyno xaaladda u dambeysay ee bani’aadannimo ee Soomaaliya waxaan ku wareysanaynaa Mursal Cali Axmed oo ah u-qeybsanaha warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee xafiiska Soomaaliya ee hay’adda Qaramada Midoobey u qaabbilsan Isu-duwidda howlaha bani’aadannimo.

Mursal oo Muqdisho jooga wuxuu online-ka ugu warramay Cabdiraxmaan Taysiir.

Halkan ka dhegeyso xubinta oo dhameystiran.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-66947-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2021/11/Taxanaha_Gargaarka_1_Xaaladda_baniaadannimo_ee_xilligan_ee_Soomaaliya-Mursal_Cali_Axmed.mp3</audio>

The post Taxanaha Gargaarka: Xaaladda bani’aadannimo ee xilligan ka taagan Soomaaliya appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.