Qiimaha Xoolaha Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Beeraleyda Mudug oo wajahaya nolol-xumo markii uu daad ka qaaday dalag ay beerteen
(ERGO) – Qoyska Cabdi Ciise Ereg oo 13 qof ah kooban waxay muddo saddex bil ah wajahayaan cunno yari aad u liidata. Waxaa u sabab ah in uu ka qasaaray dalag u saarnaa beer saddex hikter ah oo iskugu jiray khudaar iyo raaashin.

Waxay ka mid yihiin 51 beeraley ah oo ku nool deegaanka Dhardhaar ee gobolka Mudug oo daadkii ka dhashay roobkii dayrta ay galaafteen dalaggii ay beerteen bishii September, kaas oo ay qorshaynayeen in ay goostaan horraantii sanadkan.

Cabdi oo aan lahayn il kale oo dhaqaale waxaa qoyskiisa hadda ku tiirsan yihiin caawin aan joogto ahayn oo ay ka helaan dad ay qaraabo yihiin oo deggan magaalada Bandiiradley oo deegaankoodu hoos tago.

Raashinka ay u keenaan ayuu sheegay in ay karsadaan hal waqti si ay u beeqaamiyaan waqti dheer. Wuxuu intaas raaciyay in arrintaan uu la kulmay xilli uu filayay in uu ka soo kabsado abaaro horay u ragaadiyay wax soo saarka beertiisa.

“Nin hadda wax tabcayey oo tabaciisii halaabay waad garan kartaa ilaahay baa loo dacwooda, lakiin wixii aad ku tashanaysay hadday kaa halaabaan oo wixii farahayga ku jiray ka baxeen adba waa dareemi kartaa wax weyn baa ka filaayey iyo in aan noloshayda ka debbaro oo iyadana aan ku sii hormariyo laakiin hadda maba dhacin.”

Cabdi dhanka kale waxaa ka dhamaaday kayd raashin oo uu kala haray dalag aan badnayn oo ka soo ga’ay beertiisa gu’gii hore, kaas oo ahaa galley masaggo iyo digir. Wuxuu sheegay in kayd la’aantu tahay culayska ugu wayn ee ay hadda wajahayaan.

Ninkan wuxuu xusay in ganacsato uu dayn ka soo qaadan jiray oo deggan magaalada Bandiiradley oo horay ay u lahaayeen macaamil soo jireen ah ay ka joojiyeen in ay wax daymiyaan, markii ay ogaadeen in beertu ka qasaartay. Waxay ku leeyihiin $800 oo uu raashin ku qaatay.

Lacagtaas lagu leeyahay Cabdi intaas kuma eka. Waxaa u dheer $1,500 oo uu ku maalgaliyey abuurkii halaabay. Wuxuu hadda la kulmaa waydiimo joogta ah oo kaga imaanaysa dadka daynta ku leh. Wuxuu xusay in uu muddeeyo isaga oo aan hayn wax qorshe ah.

“Daynta warkeeda waa lagu qalalay sida loo lahaa bishaaneey soo go’aysaa waa la baxinayaa tukaamadii xaalkooda waa Allow sahal in nalaka ceyriyay markaan taaganahay ninka tukaanka leh wixii buu kaa rabaa anna saan u lahaa bishaan isug wixiiba gacantayda ka baxay”

Cabdi ayaa tilmaamay in horay markii ay beertu ka nacfi beesho uu u weecan jiray ari uu dhaqan jiray, balse abaarihii dalka soo baray ayaa ka galaaftay. Wuxuu tilmaamay in ay hadda u hareen 12 neef oo ah arinmaan iyo waxaro aan suuq galin.

Beeralayda uu ka mid yahay si ay mar kale beeraha u tacbaan waxay isku dayeen in ay tuubo waraab ah ay ka soo jiidaan ceel riig ah oo u jira 12 km, balse dhaqaalaha ku baxaya arrintaas ayay awoodi waayeen in ay bixiyaan, taas oo quus ka dhigtay damacoodii.

Xasan Aadan Xaashi ayaa sheegay in reerkiisa oo ka kooban 10 qof ay wajahayaan nolol xumo aad u liidata oo dhanka cuntada ah. arrintaas ayaa ka dhalatay qasaaraha dalag u badnaa khudaar oo uu ku abuuray beer afar hektar ah, kaas oo uu qorsheynayay in ay xilligaan nololshooda ku dabaridoonaan.

“Noloshayda waxay ku yeelatay saameyn waa garan kartaa qof  danyarow ah oo inta wax beertay isku xir xiray silig iyo qod iyo shiddaal gaari ah gaari aadan lahay soo kiraysa oo isku keentay oo dalagii ruqay qaarna ay latageen qaarna dul fariisteen inta badan wey qasaartay.”

Xasan oo beertu u ahayd halka meel ee uu ku tiirsan yahay ayaa dalagga u saarnaa filayey in uu ka faa’iidi doono lacag u dhaxaysa labo kun ilaa saddex kun oo doollar. Rajadaas ayaa Meesha ka baxday horraantii bishii Nofeembar, markii daadku ka qaaday.

Ninkan ayaa xusay in wax-soo-saarka beerta ay ku la tiirsanaayeen labo qoys oo kale oo ay ehel yihiin, kuwaas oo aan iyagu beer lahayn. Waxay ka saacidi jireen tacbidda  iyaga oo qaybsan jiray waxa ka soo go’a.

Xasan si uu u maareeyo nololsha qoykiisa ayuu sheegay in hadda uu ku qasbanaaday in uu qabto shaqo ugub ku ah oo ah dhismaha guryaha. Wuxuu u aadaa magaalada Bandiiradleey oo shan km u jirta.

Wuxuu tilmaamay in hal ama labo maalin uu helo todobaadkii shaqo wuxuuna ka helaa min $7. Lacagtas ayuu sheegay in aysan ku filnayn qoyskiisa. Wuxuu ku soo iibiyaa raashin aan iidaan lahayn oo ay hal mar oo habeenkii ahay karsadaan. Wuxuu ku dhib qabaa la qabsiga hawshan cusub sida uu sheegay.

“Shaqadaan wey adagtahay waana wax loo baahanyahay mar haddii jawan ku daba joogo anigaa la iga rabaa sidaa nolosha ku maareyn lahaa marka wey adagtahay salaadii baa shaqa galeysaa markii aad subxiga tukatid toddoba saac baa ka dageysaa marka heliduna waa marka wax la dhisaye markasta lama helo siday u shaqo ya rtahay”

Qoyska Xasan waxay horay ugu tiirsanaayeen raashin masaggo galley iyo digir ah oo ay ka kayd sadeen dalaggii gu’gii hore uga baxay beerta. Raashinkaas ayuu sheegay in uu ka dhamaaday horraantii bishii hore ee sanadkan.

Xasan ayaa sidoo kale ka walwalsan sidii uu iskaga gudi lahaa dayn lagu leeyahay oo dhan $1,700, taas oo lagu yeeshay labadii sano ee la soo dhaafay oo beertiisa aysan ka soo go’in dalag fiican. Waxaa ku leh ganacsato ku lool magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bandiiradlay oo ay macaamiil ahaayeen.

Wuxuu sheegay in uu kaga qaatay raashin iyo adeegyada kale ee ay u baahan yihiin. Waxay ku wargaliyeen in ay bishaan ka dib ka joojin doonaan daynta haddii uu iska gudi waayo midda lagu leeyahay.

Beeralaydan waxaa isku raacday in uu ka dhamaaday kaydkii hore iyo in aysan hayn wax soo saar cusub taas ayaa badday in ay ku soo dhacaan xaalad hubanti la’aan dhanka cuntada ah.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo ah guddoomiyaha iskaashatada beeraleyda deegaanka Dhardhaar ayaa sheegay in horay u wajahayey dhaqaalo-xumo ka soo gaartay abaarahii dalka ka dhacay oo aysan afar sano wax beeran. Wuxuu xusay in sanadkan oo ay roobab badan heleen ay filayeen in ay ka soo kabtaan balse aysan u suura galin.

Wuxuu tilmaamay in beeralayda qasaaraha soo gaaray ay sabab u ahayd daadadka oo dhaafay xad ay wax ka qaban karaan iyo tababar xumo ka haysatay qaabka ay u la tacaalayaan arrintan.

“Culeysyada hadda jira labo dhinac ayuu ka imaanayaayo, dhinac waa dadkii isku dayga sameeyey oo tabartoodii gaabisay ama roob ha sababsadeen ama si kale ha oga gaabiyeene oo awalna iska danyar ahaa. Wax soo saarka culeyska ku imaan kara waa dareemi kartaa awood iyo shaxdii biyaha lagu dhigi lahaa iyo agabkii kale ee ka caawin laha lama helin, marka nusqaan baa imaatay dhinac walbaba.”

Beeralayda gobolka Mudug oo horay ula daalaa dhacayay wax soo saar la’aan dhanka cimilada ah ayaa arrintan ku noqotay mid ay ka quus dhigeen tacbashada.

The post Beeraleyda Mudug oo wajahaya nolol-xumo markii uu daad ka qaaday dalag ay beerteen appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso Xubinta Qiimaha Xoolaha
Maanta waxaan ku soo qaadanayna seyladaha xoolaha ee xeryaha DHadhaab ee dalka Kenya. Waxaa soo jeedinaya Axmed Cabdullaahi.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-51335-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/04/XUBINTA-QIIMAHA-XOOLAHA-DHADHAAB.mp3</audio>

The post Dhegeyso Xubinta Qiimaha Xoolaha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Qiimaha xoolaha ee Magaalada Baydhabo
Qiimaha xoolaha ee Magaalada Baydhabo oo uu inoo soo diyaariyay Weriyaha Radio Ergo Aadan Xasan Cusmaan “Geeseey”.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-51329-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/04/Xubinta-qiimaha-xoolaha-Baydhabo-iyo-Geesey.mp3</audio>

The post Qiimaha xoolaha ee Magaalada Baydhabo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhageyso wararka qiimaha xoolaha
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Magaalada Baardheere. Waxaa soo jeedinaya Cabdifataax Maxamed Mukhtaar.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-51169-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/03/XUBINTA-QIIMAHA-XOOLAHA-DIYAAR-.mp3</audio>

The post Dhageyso wararka qiimaha xoolaha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhageyso wararka qiimaha xoolaha
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Waaciye. Waxaa soo jeedinaya Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50975-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/03/Qiimaha-Xoolaha-WEB.mp3</audio>

The post Dhageyso wararka qiimaha xoolaha appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso: Qiimaha Xoolaha ee seylada Dhahar ee gobolka Sanaag
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seylada Dhahar ee gobolka Sanaag. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Saalax.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50945-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/03/Xoolaha-ok.mp3</audio>

The post Dhegeyso: Qiimaha Xoolaha ee seylada Dhahar ee gobolka Sanaag appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso: Qiimaha xoolaha nool ee seylada Jigjiga
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee suuqa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Khaliif oo dhex taagan suuqa.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50919-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/03/Qiimaha-xoolha.wav</audio>

The post Dhegeyso: Qiimaha xoolaha nool ee seylada Jigjiga appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

DHAGEYSO: QIIMAHA XOOLAHA EE SEYLADA LAASCAANOOD
Halkan ka dhegeyso qiimaha maanta ee xoolaha nool ee seylada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaa soo-jeedinaya Faarax Dubbad oo dhex jooga suuqa xoolaha ee Laascaanood.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50469-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/02/Qiimaha-XOOLAHA-JIMCE-.mp3</audio>

The post DHAGEYSO: QIIMAHA XOOLAHA EE SEYLADA LAASCAANOOD appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

DHAGEYSO: Qiimaha Xoolaha ee seylada Ceerigaabo
Halkan ka dhageyso qiimaha xoolaha nool ay ka joogaan seylada degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Weriyeha Raadiye Ergo Maxamed Saalax ayaa telfoonka ku wareystay Aadan Cali Xasan oo ka mid ah dalaaliinta seylada Ceerigaabo.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50450-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/QIIMAHA-XOOLAHA-.mp3</audio>

The post DHAGEYSO: Qiimaha Xoolaha ee seylada Ceerigaabo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

QIIMAHA XOOLAHA
Xubinta qiimaha xoolaha ee maanta waxaa ku eegaynaa iibka xoolaha ee suuqa degmada Qardho ee gobolka Bari. Weriyaha Raadiyo ergo ee Garoowe Cabdiraxmaan Xaaji ayaa taleefanka ku wareystay Maxamed Xareed Cabdi oo ka mid ah dalllaaliinta xoolaha ee Qardho.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-50273-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/qiimaha-xoolaha-qardho.mp3</audio>

The post QIIMAHA XOOLAHA appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.