Maxay kugu qaadatay? Archives - Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information

Muqdisho: Abwaan Faarax showle oo ka hadlaya waxa ay ku qaadatay inuu abwaan noqdo
Abwaan Faarax Siyaad showle oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa Farxiyo Muraad weriyaha radiyo Ergo ee magaalada Muqdisho uga warramay waxa ay ku qaadatay inuu abwaan noqdo

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-44130-1" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/ABWAAM-SHOWLE.mp3</audio>

The post Muqdisho: Abwaan Faarax  showle oo ka hadlaya waxa ay ku qaadatay inuu abwaan noqdo appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Guriceel: Hal abuure da’a yar oo ka hadlaya waxa ay ku qaadatay sameynta suugaantiisa
Xubinta Maxay kugu qaadatay waxaa marti noogu ah toddobaadkan Hal abuure Ibraahim Cumar Seefdheere, oo aan ka wareysaneyna waxa ay ku qaadatay sameynta gabayo iyo suugaan kala duwan oo uu sameeyey. Waa hal abuure da’yar oo ku nool magaalada Guriceel, waxaa wareystay weriyaheena Cabdirisaaq Xirsi Maxamed.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43949-2" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/07/HAL-ABUUR-IBRAAHIM-CUMAR-SEEFDHEERE.mp3</audio>

The post Guriceel: Hal abuure da’a yar oo ka hadlaya waxa ay ku qaadatay sameynta suugaantiisa appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Maxay ku qaadatay Cabdikariin Faarax Qaarey barashada iyo sameynta mulaxamka?
Mulaxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey, oo ku magac dheer Jiir waxaa uu kamid yahay mulaxamiistayaasha Soomaaliyeed. Waxaa uu xubinta Maxay kugu Qaadatay ee barnaamijka Madadaalada Radio Ergo uga warramay taariikhdiisa sameynta mulaxamka, muddada uu ku soo jiray sameynteeda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu u soo maray.

Munasar Maxamed Cabdi oo kula kulmay Muqdisho ayaa wareystay.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-43295-3" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/06/WAREYSI-MAXAY-KUGU-QAADATAY.MP3-web.mp3</audio>

The post Maxay ku qaadatay Cabdikariin Faarax Qaarey barashada iyo sameynta mulaxamka? appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso; Qaadlihii fannaanka noqday
Xasan Jaamac Qodax (Gacan) waa fanaan ku nool magaalada Hargeysa, isagoo qaadka ka ganacsado ayuu fankana dhinac kaga jiray. Sanadkii 1985-kii ayuu Xasan Gacan ka mid noqday fanaaniinta riwaayadaha jila sidoo kalena masraxyada ka heesa.

Wariyaha Ergo ee Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, ayaa ka wareystay wixi ay ku qaadatay inuu fanaan noqdo.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-29725-4" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/02/Wareysiga-Fanaanka-Xasan-Gacan.mp3</audio>

The post Dhegeyso; Qaadlihii fannaanka noqday appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Sidee ayuu ku baxay magaca Aw-daango
Dadku marka ay maqlaan Aw-daangow, inta badan waxay sawiranayaan ruwaayadaha qosolka leh ee uu sameyo, balse Aw-daango, magaciisa waa Ibraahim Cali Muumin, waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho.

Waa majaajileyste dadka ka qosliya oo madadaaliya, weriyaha Ergo ee magaalada Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi ayaa la kulmay, wuxuuna marka hore weydiiyay inuu dadka u sheego sidi uu ugu baxay magaca Aw-daango.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-28456-5" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/12/AWDAANGO.mp3</audio>

The post Sidee ayuu ku baxay magaca Aw-daango appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Caabi Mire Dacar: Dawaarlihii fannaanka noqday
Dawaarlihii Fanaanka Noqday Isagoo fasalka saddexaad ee dugsiga hoose dhexe ku jira ayay ku dhalatay inuu heeso, xiisadaha macalimiintu ka maqanyihiin oo lagu tartami jiray heesaha ayuu markaasi u gali jiray kaalinta koowaad ardayda fasalka hortiisa ka heesta. Wakhtigaas waxaa uu qaadi jiray hees uu lahaa Allaha u naxariistee Maxamed Saleebaan Tubeec, taariikhduna waxay ku beegneyd sanadihii 1976-kii oo ahayd markii heesaha hirgalay oo sanad iyo badh joogsaday dib loogu tartamay.

Caabi Mire Dacar, hadda waa fannaan caan ku ah Soomaalida dhexdeeda, wuxuuna ku nool yahay magaalada Hargeysa. Sanadkii 1988-kii ayuu ku biiray marsaxa fanka.

Weriyaha Ergo ee Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali, ayaa Caabi ka wareystay wixi ay ku qaadatay inuu fanka ku biro.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-27602-6" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/11/Wareysi-Caabi-Mirre-Dacar.mp3</audio>

The post Caabi Mire Dacar: Dawaarlihii fannaanka noqday appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Weli ma dhegeystay qisada heesta Dhakhtar baa isu keen qoray
Weli ma is weydiisay sida ay ku timid qisada heesta ‘Dhakhtar baysu keen qoray’ iyo  inta abwaan ee sameysay. Fannaanka qaada heesta waa Maxamuud Cali (Burco). Weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa ayaa dhowaan booqasho ku tagay magaalada Burco, halkaas oo uu kula soo kulmay fannaanka, wuxuuna ka soo wareystay wixi ay ku qaadatay iyo sidi ay ahayd qisada heesta oo uu 1976-kii uga qeyb galay tartankii heesa hir-galay ee lagu qabtay Muqdisho.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-25435-7" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/10/Qisada-heesta-Dhakhtar.mp3</audio>

The post Weli ma dhegeystay qisada heesta Dhakhtar baa isu keen qoray appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Cabdi Fanax: Si aan fanaan u noqdo, waxaan kaaliye u ahaa fanaaniinta iga horreysay
Cabdi Cismaan Gidaal (Fanax) wuxuu ka mid yahay fanaaniinta ugu caansan magaalada Hargeysa. Wuxuu heesaa yahay ilaa 2001-dii markaas oo uu qaaday heestiisiiugu horreysay oo ahayd (Ma is aroosnaa)

Laakiin Cabdi Fanax jid dheer ayuu u soo maray si uu maalin un fanaan u noqdo. Ilaa 1989-ki ayuu kaaliye u ahaa fanaaniintii isaga uga horreysay masraxiyadda. 11 sano ayuu sidaas ku ahaa kaaliye, wuxuuna mararka qaar qaadi jiray heeso horay loo qaaday oo ka mid ah ah kuwa Cumar Dhuule.

Weriyaha Ergo ee magalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali ayaa la kulmay Fanax, wuxuuna ka wareystay wixi ay ku qaadatay in fanka uu ku biiro.

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-23923-8" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/10/WAREYSI-CABDI-FANAX.mp3</audio>

The post Cabdi Fanax: Si aan fanaan u noqdo, waxaan kaaliye u ahaa fanaaniinta iga horreysay appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Dhegeyso Wareysiga abwaan Liiro
Dhegeyso Wareysiga abwaan Liiro

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-23740-9" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/10/Abwaan-Liiro.mp3</audio>

The post Dhegeyso Wareysiga abwaan Liiro appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.

Idaacadda Sun 01 Oct, 2017
Idaacadda Maanta Radio Ergo, maalinnimo taariikhdu tahay 01 Oktoobar 2017 maalin axad ah

DHAGAYSI WACAN

<audio class="wp-audio-shortcode" id="audio-23659-10" preload="none" style="width: 100%;" controls="controls">https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/10/1001SUNERGfms-3.mp3</audio>

The post Idaacadda Sun 01 Oct, 2017 appeared first on Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information.