Hoy Blog Page 383

SARE U KACA SARRIFKA DOOLLARKA MAREYKANKA OO SAAMEYN KU YEESHAY NOLOSHA DADKA KU NOOL...

Sicirka cuntada quutul daruuriga ah iyo shidaalka ayaa ka qaaliyoobay  meelo badan oo dunida ka mid ah, taasina waxay saameyn weyn ku yeelatay bulshada...

30 WARFIDIYEEN OO TABABAR LAGU BARANAYO TEBINTA WARARKA ARRIMAHA BANI’AADANIMO LOOGU SOO GEBAGEBEEYEY HARGEYSA

Tababar looga hadlayey tebinta wararka ku saabasan arimaha bani aadannimo ayaa lagu soo geba-gebayey magaalada Hargaysa, tababarkaan ayaa waxa ka qayb galay weriyayaal ka...

SHILLINKA OO QIIMAHIISU HOOS U DHACAY AYAA SAAMAYN KU YEESHAY NOLOSHA DADKA KU NOOL...

Saacadda ayaa ku beegnayd 12-kii duhurnimo markii aan soo gaarnay Magaalada Hargaysa, isbadello dhinaca dhismaha la xiriira iyo baaritaanda dadka ee dhinaca amaanka ayaa...

Dhadhaab: duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka la dejiyey xerada cusub ee...

Billowgii bishii August  ee sanadkaan ayey ahayd markii hay,adda Qaramada midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga ee UNHCR ay xero qaxooti cusub oo lagu magacaabo...

CUNNO YARAAN KA TAAGAN XERADA RAJO EE MAGAALADA MUQDISHO

Magaalada Muqdisho waxaa haatan ku sugan kumanaan qoysas ah kuwaasoo ay  degaandoodii ka soo sal kiciyeen abaaraha iyo macluusha daran ee ka jirta halkaasi,qoysaskaasi...

SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

Maxay tahay duruufahay qabaan haweenku si ay u daboolaan nolol maalmeedka qoyska iyo hawsha guriga, warbixintaan soo socota ayaan ku eegaynaa hawlaha kala gedisan...

DHIBAATOOYINKA WAXBARASHO EE HAYSTA CARRUURTA KU JIRTA XERADA QAXOOTIGA KAKUMA

Xerada qaxootiga ee Kakuma kuna taalla cirifka waqooyi galbeed ee Kenya waxay hoy u tahay qaxooti ka soo kala jeeda 8 qawmiyadoood oo kala...

DEGMOOYINKA DHUSOMAREEB IYO CADAADO OO KULAN CAYAAREED YEESHAY

Cayaartaan ayaa waxa ay u dhaxeysay labo kooxood oo kala matalayay degmooyinka Dhusomareeb iyo Cadaado ee gobolka Galgaduud , cayartaaasi oo ahayd mid xiise...

HOOYOOYINKA OO KA MURUGEYSAN CARRUURTOODA U DHIMANAYA CUDURRO JADEECADA AY KA MID TAHAY

Cudurka jadeecada, oo ka mid ah cudurrada dilaaga ah ee muddooyinkii dambe si xowli ah ugu fidayay xeryaha barakacayaasha magaalada muqdisho ayaa wuxuu soo...

Hooyooyinka ku sugan xeryaha barakaca oo murugo xun ay ku reebtay macaluusha ka muuqata...

Qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee ku teedsan qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho oo aan u kuur galay xaalada ay ku sugan yihiin...