Hoy Blog Page 361

Shir hay’adaha gargaarku ku qabteen Muqdisho iyo ururka Alshabaab oo bilaabay dib u celinta...

Shir jaraaid oo si wada jir ah ay ugu qabteen magaalada Muqdisho afhayeenka hay'adda WFP Susannah Nicol iyo madaxa Hay'adda OCHA koonfurta iyo bartamaha...

Kulan saddex geesood ah oo dhexmaray UNHCR, Soomaalida qaxootiga ah iyo dawladda Koonfur Afrika

 Shir ay soo agaasintay hay,adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee  marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNHCR. Kaasoo lagu marti galiyay...

12 ku dhimatay gawaari uu daad ku qaaday Awdal

Laba iyo toban qof ayaa ku geeriyoodey oo uu ka mid ahaa ilmayar oo hooyadiina ku jirtay dadka dhintay, oo ahaa rakaabkii laba gaadhi...

WARBIXIN CAAFIMAAD – MUHIIMADDA NAAS NUUJINTA IYO KHATARTA CAANAHA GACANTA LAGU SAMEEYO

Naasuujinta oo carruurta loo sameeyo lixda bilood ee ugu horraysa, ayaa noqotay fursadda ugu wanaagsan ee ka baajinaysa ilmaha iyo hooyadaba cudurro khatar gelin...

UNICEF: “Xaalada macaluusha wax badan iskama beddelin”

Hay’adda UNICEF iyo la howlgalayaasheeda gudaha ayaa ku dadaalaya sidii ay u gaari lahaayeen carruurta iyo qoysaska ay saamaysay macaluusha iyo abaaraha ku dhuftay...

CAAFIMAAD DARRO KA TAAGAN DEEGAANKA DEG-ILLIMA

Cudurrada shuban biyoodka, duumada, jadeecada iyo xanuunno kale ayaa lagu soo warramayaa inay jiraan deegaanka Deg-Illima oo hoos taga degmada Dhoobley ee gobolka Jubada...

CAYAAR SAAXIIBTINIMO

Cayaar kubbadda cagta ah oo saaxiibtinnimo ayaa dhex martay degmooyinka Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyo kooxda kubadda cagta ee degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug....

Dad hor leh oo macaluul ugu geeriyooday galguduud

Galgaduud, Raadiyo Ergo, Sebtember 2011. 34 qof ayaa gaajo iyo macaluul ugu dhimatay degaanno ka tirsan degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud, siduu xaqiijiyey guddoomiyaha...

Cabashooyinka barakacayaasha abaaraha Muqdisho oo sii kordhaya

Qaar ka mid ah qoysas barakacayaal ah oo ku sugan magaalada Muqdisoh oo ka cabanaya ineysan helin wax gargaar ah iyadoo qaarkoodna ay soo...

Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga

Mandheera waa magaalo ku taala gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ,waxana ay soohdin dhuleed la leedahay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya,...