CAAFIMAADKA
Isbitaalka Shalaanbood oo sariiro u la’ bukaanno uu soo ritay shuban-biyood
(ERGO) - Boqol siddeetan iyo labo qof oo uu soo ritay cudurka Daacuun-caloolaha tan iyo horraantii bishan ayaa la dhigay...
Dhadhaab: Carruurta la nool xanuunka Albino oo faquuq ka la kulma xarumaha waxbarashada
(ERGO) - Dadka qaba xanuunka jirka wada caddeeya ee Albino ee deggan xerada Dhagaxley ee Xeryaha Dhadhaab ayaa takoor kala...
Carruur Gowracato ugu dhimanaya Garowe, iyadoo qaarna ay isbitaallada ku jiraan
(ERGO) - Saddexdii bilood ee la soo dhaafey, waxaa xanuunka Gowracatada u geeriyooday 300 oo carruur ah, magaalada Garoowe. Ururka...
Muqdisho: Qoysas ku jira xero lagu barakacay oo isku tashi ku iibsaday gaari ambalaas ah
(ERGO) - Lix boqol toddobaatan iyo siddeed qoys oo ku nool xerada Da’ iyo danyar oo ku taalla duleedka Muqdisho...
ARRIMAHA BULSHADA
Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo fursad shaqo abuur ka helay cusbada laga qodo Xinlabi
(ERGO) - In ka badan kun qof oo qoysaskoodu ay ku cayroobeen abaarihii dalka soo maray ayaa ku filnaaday nolosha...
Muqdisho: Mootada Faykoon oo fursad shaqo abuur u noqotay dhallinyaro danyar ah
(ERGO) - Maxamuud Barow Xasan wuxuu awood u yeeshay inuu qoyskiisa u helo cunno saddexda waqti ah. Wuxuu sheegay inay...
Sanaag: Dhaqashada shinida oo il-dhaqaale u noqotay qoysas danyar ah.
(ERGO) - Cabdi Yuusuf Maxamuud oo ah aabbaha siddeed Carruur ah wuxuu awood u yeeshay in uu ku filnaaday maaraynta...
MADADDAALLADA ERGO
Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag waxaa ku taala meherad shaaha lagu iibiyo oo la yiraahdo Fadhisamo, meheradan oo macaamiil badana...
Read more