Hoy Blog Page 345

Dhadhaab: duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka la dejiyey xerada cusub ee...

Billowgii bishii August  ee sanadkaan ayey ahayd markii hay,adda Qaramada midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga ee UNHCR ay xero qaxooti cusub oo lagu magacaabo...

CUNNO YARAAN KA TAAGAN XERADA RAJO EE MAGAALADA MUQDISHO

Magaalada Muqdisho waxaa haatan ku sugan kumanaan qoysas ah kuwaasoo ay  degaandoodii ka soo sal kiciyeen abaaraha iyo macluusha daran ee ka jirta halkaasi,qoysaskaasi...

SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

Maxay tahay duruufahay qabaan haweenku si ay u daboolaan nolol maalmeedka qoyska iyo hawsha guriga, warbixintaan soo socota ayaan ku eegaynaa hawlaha kala gedisan...

DHIBAATOOYINKA WAXBARASHO EE HAYSTA CARRUURTA KU JIRTA XERADA QAXOOTIGA KAKUMA

Xerada qaxootiga ee Kakuma kuna taalla cirifka waqooyi galbeed ee Kenya waxay hoy u tahay qaxooti ka soo kala jeeda 8 qawmiyadoood oo kala...

DEGMOOYINKA DHUSOMAREEB IYO CADAADO OO KULAN CAYAAREED YEESHAY

Cayaartaan ayaa waxa ay u dhaxeysay labo kooxood oo kala matalayay degmooyinka Dhusomareeb iyo Cadaado ee gobolka Galgaduud , cayartaaasi oo ahayd mid xiise...

HOOYOOYINKA OO KA MURUGEYSAN CARRUURTOODA U DHIMANAYA CUDURRO JADEECADA AY KA MID TAHAY

Cudurka jadeecada, oo ka mid ah cudurrada dilaaga ah ee muddooyinkii dambe si xowli ah ugu fidayay xeryaha barakacayaasha magaalada muqdisho ayaa wuxuu soo...

Hooyooyinka ku sugan xeryaha barakaca oo murugo xun ay ku reebtay macaluusha ka muuqata...

Qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee ku teedsan qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho oo aan u kuur galay xaalada ay ku sugan yihiin...

Shir hay’adaha gargaarku ku qabteen Muqdisho iyo ururka Alshabaab oo bilaabay dib u celinta...

Shir jaraaid oo si wada jir ah ay ugu qabteen magaalada Muqdisho afhayeenka hay'adda WFP Susannah Nicol iyo madaxa Hay'adda OCHA koonfurta iyo bartamaha...

Kulan saddex geesood ah oo dhexmaray UNHCR, Soomaalida qaxootiga ah iyo dawladda Koonfur Afrika

 Shir ay soo agaasintay hay,adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee  marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNHCR. Kaasoo lagu marti galiyay...

12 ku dhimatay gawaari uu daad ku qaaday Awdal

Laba iyo toban qof ayaa ku geeriyoodey oo uu ka mid ahaa ilmayar oo hooyadiina ku jirtay dadka dhintay, oo ahaa rakaabkii laba gaadhi...