Hoy Blog Page 344

GABAR LA IL DARAN XANUUN OO DALBATEY GARGAAR

Xanuunka iyo caafimaadka waa wax xagga rabbi ka yimaada, hase ahaatee waxaa jira dadaal ay sameeyaan bani`aadamka kaasoo loogaga hortago xanuunnada soo wajaha bulshada....

GARGAARKA LOO SAMAYNAYO BARAKACAYAASHA OO WAX KA BEDELEY NOLOSHOODA

Ururka aan dawliga aheyn oo qaabilsan is dhexgalka adeega bulshada iyo barakacayaasha oo layiraahdo (ISDP) oo gacan kahelaya Wasaarada Caafimaadka Puntland iyo hayada MDM...

WADDOOYINKA DEGMADA WAAJID OO LA BANNEEYAY

Inkastoo ay jireen dhibaatooyin darawallada gaadiidka ay kala kulmaan marinka qaar ka mid ah waddooyinka degmada Waajid sababo la xiriira dhismooyin yar yar oo...

OCHA: WAA IN CAALAMKA UU SII WADAA TAAGEERADA GARGAAR EE SOOMAALIYA

Lix bilood ka dib markii xaalad macluul looga dhawaaqay qeybo ka mid ah Soomaaliya , samafalayaasha ayaa ugu baaqaya caalamka inuusan illaabin codsiga afar...

ISBITAALKA DOOLOW OO AY SOO WAJAHDAY DAAWO LA`AAN

Saraakiisha  dhinaca caafimaadka ee degmada Doolow gobolka Gedo ayaa sheegay inay gabaabsi ka noqotay daawadii uu haystay cisbitaalka degmadaasi, oo aysana jirin waqtigaan cid...

OXFAM/SAVE THE CHILDREN: JAWAABTA BEESHA CAALAMKU KA BIXISAY ABAARTII BARIGA AFRIKA OO GAABIS AHAYD...

Kumannaan dad ah ayaa dhintay malaayiin dheeraad ah oo doollarna waa la qarash gareeyay sababtoo ah beesha caalamka ayaa ku guul darreysatay inay tallaabooyin...

KALLUUN KU SOO CAARIYEY XEEBTA BOOSAASO

 Kalluun lagu qiyaasey cadadkiisa 3-Tan oo aan nooleyn ayaa ku soo caariyey xeebta dekedda magaalada Boosaaso, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda...

DAD KU DHINTAY QARAX KA DHACAY DEGMADA LUUQ

Inkasta oo uu hadda jawigu deggan yahay dibna ay u billowdeen dhaq-dhaqaaqyadii rayidka oo in muddao ah istaagay, haddana waxaa wali laga dareemayaa gudaha...

RAYID KU DHINTAY DUQEYNTII JILIB IYO BARAKAC XOOGGAN OO HALKAAS KA TAAGAN

Cabsi iyo barakac xoog leh ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagantahay degmada Jilib iyo nawaaxigeeda, halkaas oo diyaarado ay leedahay Kenya ay duqeyn...

XAALADDA BUUHOODLE OO SHALAY UU DAGAAL KA DHACAY

Warar saakay naga soo gaaray degmada Buuhoodle oo shalay dagaal uu ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kooxo ka mid ah dadka deegaanka oo  hubaysan...