Hoy Blog Page 339

Safaaradda Soomaalida Liibiya oo ka dayrisay dhibaatada tahriibka

Nairobi:- Safiirka Soomaaliya u fadhiya waddanka Liibiya, ayaa ka dayriyey xawliga tahriibka ay ku socdaan boqollaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee isku biimaynaya safarka dhibta badan...

Dhibaatooyinka walxaha qarxaa u geystaan dadka rayidka ah

Galguduud:- Intabadan dhibaatooyin iyo waxyeelo badan ayay walxaha qarxa u geystaan dadka rayidka, gaar ahaan kuwooda ku nool goobaha dagaaladu ka dhacaan, iyadoo xiliyadaas...

SAAMAYN COLAADAHA AY KU YEESHEEN GOOBAHA GANACSIGA IYO WAXBARASHADA DHUUSAMAREEB

Waxaa wali muuqanaaya raadadkii ay reebeen dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada xarunta u ah gobolka Galgaduud ee Dhuusa mareeb,waxaa wali xiran oo...

DADKA TALEEX OO CODSADAY IN LOO DAYACTIRO CEEL

Dadka deegaanka Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa dhibaato xoogan ay ka haysataa helitaanka biyaha, iyadoo ilaha biyaha ee ay heli karaan ay yihiin ceelal facweyn...

BEERALEYDA BAARDHEERE OO GOOSTAY TABACII UGU HOREEYAY MUDDO SANADO AH

Beeraleyda xili roobka wax ku beerata ee Baardheere iyo deegaanada hoos taga  ayaa bilaabay inay goostaan dalagyadii ay beerteen xili sanadkan kaddib muddo 2...

CANSAANYADA BADDA OO FARA BADAN OO BAKHTIDAY KUNA SOO CAARIDEY BERBERA

Iyada oo meelo kala duwan oo xeebaha Somalia lagu arko arimo  layaab leh sida kalluuun bakhtiyey ama waxyaalo ayaa waxa maalmahan dadka ku dhaqan...

WARARKII QIIMAHA RAASHINKA EE TODOBAADKA

Qiimaha raashinka quutal daruuriga ayaan wax badan is bedelin iyadoo meelaha qaar cuntada qar qimaheedu kordhay sida magalada Burco qaar kalena hoos u soo...

XAFIISKII DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALIYA OO DIB LOO FURAY 22 SANO KA DIB

Wasaaradda beeraha iyo xanaanada xoolaha  ee Soomaaliya, ayaa markii ugu horraysay sheegtay inay dib uga furtay dekedda weyne ee Muqdisho xafiiskii qaabilsanaa dhoofinta xoolaha...

XAALADDA DADKII KU DHAAWACMAY DUQAYNTII KA DHACDEY GEDO OO LAGA DEYRINAYO

Qaar ka mid ah dadkii ugu darnaa ee ku dhaawacmey duqeyntii diyaaradaha Kenya ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde ayaa xaaladdooda Caafimaad laga deyrinayaa, ka...

50 TAHRIIBIYAAL SOOMAALI OO LAGA CABSI QABO INAY DHINTEEN

Tiro dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku jirtay ayaa meydadkooda laga helay xeebaha wadanka Liibiya, doon ay saarnaayeen tiro ku dhow 50 Soomaali ah oo...