Hoy Blog Page 3

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 5-AUG-2019

[audio mp3="https://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/08/0805MONERGFMS.mp3"][/audio]

IDAACADDA MAANTA JIMCE 2- AUG-2019

[audio mp3="https://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/08/0802FRIERGFMs.mp3"][/audio]

In kadan kun qoys oo ka faa’iidaystay biyo dhaamin laga sameeyay tuulooyin hoostagta degmada...

(ERGO) - Kun afar boqol iyo siddeetan qoys oo ku nool siddeed tuulo oo hoostagta degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka degay...

Kalkaaliso 30 sano si mutadawacnimo ah ugu adeegaysay dadka reer Xingalol

Saynab Cabdi Warsame waxaa ay si mutadawacnimo ah magaalada Xingalol ee gobolka Sanaag uga shaqeysaa gargaarka hooyada iyo dhalaanka muddo soddon sano, iyadoo isxilqaanka...

Gabdho kaalinta hore ka galay imtixaanaadka dugsiga dhexe ee Jubbaland

Ikraan Abdiasiis Cumar oo 16 sano jir waxaa ay kaalinta koowaad ka gashay imtixaanaadka fasalka siddeedaad ee dugsiyada dhexe ee maamulka Jubbaland oo natiijadooda...

Umuliso soddon sano ku shaqeynaysay mushahar la’aan

(ERGO) - Saynab Cabdi Warsame waxaa ay si mutadawacnimo ah magaalada Xingalol ee gobolka Sanaag uga shaqeysaa gargaarka hooyada iyo dhalaanka muddo soddon sano,...

Gabar kaalinta 1aad ka gashay imtixaanaadka dugsiyada dhexe ee Jubbaland

(ERGO) - Ikraan Abdiasiis Cumar oo 16 sano jir waxaa ay kaalinta koowaad ka gashay imtixaanaadka fasalka siddeedaad ee dugsiyada dhexe ee maamulka Jubbaland...

Ganacsato ka faa’iidaystay nalalka cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay Matabaan

Ganastada degmada Matabaan ayaa ka faaiidaysanaya nalalka cadceedda ku shaqeeya oo lagu xirray waddooyinka magaalada bishii la soo dhaafay dhamaadkeeda.  Marka laga soo tago bilicda...

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 1-AUG-2019

[audio mp3="https://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/08/0801THUERGFMs.mp3"][/audio]

Kobac ku yimid ganacsiyada yaryar ee ku yaallo magalaada Matabaan

(ERGO) - Ganastada degmada Matabaan ayaa ka faaiidaysanaya nalalka cadceedda ku shaqeeya oo lagu xirray waddooyinka magaalada bishii la soo dhaafay dhamaadkeeda. Marka laga soo...