Maanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Laascaanood iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Marki ugu horreysay ayaa kun iyo shan boqol oo qoys oo abaarta ku ceyrtoobay oo barakac ku haa dhawr deegaan...
Ku dhawaad boqol haween ah oo ku xoolo beelay abaarta ayaa gancsiyo yar yar oo ay kaga maarmaan gargaarka ka...
Xubinta qiimaha xoolaha waxaan ku soo qaadanaynaa maanta suuqyada magaalooyinka Buhoodle, Laascaanood iyo Xudun. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Xasan.
Cisbitaalka degmada Afmadow ayaa waxaa jiifa in ka badan koton carruur ah oo laga kala keenay tuulooyin kala duwan. Cudurka...
Xubinta qiimaha xoolaha waxaan ku soo qaadannaa seyladaha Soomaaliya, maanta waxaan ku eegeynaa suuqyada xoolaha ee Salagle iyo Afgooye, waxaa...
Dad lagu qiyaasay 8 boqol oo qoys oo xoolo-dhaqato ah oo horay abaarta uga hayaamay ayaa hadda dib ugu laabtay...
Ilaa 300 oo qof oo carruur u badan ayuu saameeyay cudurka jadeecada oo ka jira degmada Caynaba ee gobolka Togdheer....
Duleedka magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud waxaa ku yaalla dhowr xero oo ay deganyihiin dad kasoo baracakay abaaraha ka jira...
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo