Hoy Masiibooyinka

Masiibooyinka

Masiibooyinka

Baladweyn: Kummanaan qof oo ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle

In kabadan 30,000 oo qoys ayaa u barakacay deegaanka Ceel jaalle ee duleedka magaalada Beledweyne. […]

Fatahaadda webiga shabeelle, oo saameysay boqollaal qoys oo ku nool tuulooyin ka tirsan Hiiraan

Ku dhowaad kun qoys oo ku noolaa tuulooyin ka tirsan Hiiraan, oo uu maro weiga […]

Khasaare ka dhashay fatahaado ay sameeyeen webiyada Jubba iyo Shabeelle

(ERGO) – Ifiye Macallin Xasan, oo qoyskiisa ka kooban yahay 9 qof , shan maalmood waxay […]

Barakac ka dashay fatahaad uu webiga Shabeelle ka sameeyey magaalada Jowhar

Ku dhowaad 400 oo qoys oo horey barakac ugu ahaa dulkeedka magaalada Jowhar ayaa mar […]

Xoolo dhaqatada Puntland oo isugu guuraya goobaha roobsaday

In ka badan 800 oo qoys oo xoola-dhaqatada ah oo ka soo hayaamay deegano ka […]

Gedo oo daadad ka dhashay afar qof ku dhinteen

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaashi, ayaa sheegay in fatahaado ka dhacay meelo […]

Gudoomiyaha degmada Cadaado oo dadka uga digay godadka magalada laga dhex qodo xilliga roobka

Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdilaahi Cabdilqaadir ayaa Ergo u sheegay in laba carruur ahi ku dhinteen […]

Boqolaal qoys oo xerada Dhagaxley daadad ka buuxiyeen guryahoodii

Xerada Dhagaxley oo ka tirsan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa roobab ka da’ayey in ka […]

Sadaasha roobabka

Halkaan ka dhegeyso todobada maalmood ee soo socota roobabka laga filayo inay ka da’i donaan […]

Sanado