Hoy Masiibooyinka

Masiibooyinka

Masiibooyinka

Qoryooley: Beero 40 hektar ah oo ku baaba’ay fatahaad

Roob xooggan oo toban maalin oo xiriir ah ka da’ayay degmada Qoryooley iyo Fatahaad uu […]

Shuban ka dillaacay Wanlaweyn

Saddex qof ayaa cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyootay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose, iyadoo lagu […]

Buurhakaba: Daad qaaday cunto u keydsaneyd 730 qoys

Daad ka dhashay roob xooggan oo dhawaanahan ka da’ay tuulooyin hoos taga degmada Buurhakaba ee […]

Baardheere: Fatahaad shaqo la’aan dhigtay boqollaal haween ah

Fatahaad uu sameeyay webiga Jubba oo baabi’iyay dhul beereed lagu qiyaasay in ka badan 20 […]

Bari: Qoys 460 ari ah ay ka dishay duufaan

Qoys reer guuraa ah oo ku nool deegaan miyi ah oo ku yaalla gobolka Bari […]

Shabeellaha Hoose: Fatahaad baabi’isay 45 hiktar oo beero ah

Roobka deyrta oo ka da’ay deegaanno hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sababay […]

Caluula: Dad ku ceyrtoobay daadad iyo dabeylo

Roobab xooggan oo dabeylo wata oo labadii toddobaad ee la soo dhaafay ka da’ay degmada […]

Gedo: Daad baabi’iyay dhul beereed dhan 35,000 oo hiktar

Roob xooggan oo ka da’ay gobolka Gedo ayaa sababay in webiga Jubba uu ku fataho […]

Roobab jaray waddada keliya ee bareeda

Duufaanno roobabkaas ka horreeyay ayaa sidoo kale sababay inay badda kacdo kadibna ay ku fatahdo […]

Sanado